Tacsi (lug) marwo Ilhaam Cabdi Dugsiiye oo deggan magaalada Borama ayaa halkan dhanbaal tacsiyeed uga diraysa dhammaanba qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka tegey alle ha u naxariistee abtigeed Cabdi Maxamuud Obsiiye oo habeen hore ku geeriyooday magaalada Borama, waxayna ilaahay uga baryaysaa inuu ka waraabiyo naxariistiisa iyo jannadiisa Firdowsa,, aamiin aamiin.
dadka dhanbaalkan tacsida ah la gaadhsiinayo waxa ka mid ah:
Hooyo Cadar Muxumad Geelle oo ah ooridii ka hadhay marxmuum Cabdi
Hooyo Caasha Maxamuud Obsiiye oo marxuumka la dhalatay
Suleiman Cabdi Dugsiiye
Fooziya Cabdi Dugsiiye
Axmad Cabdi Dugsiiye
Rashiid Cabdi Dugsiiye, iyo dhammaan reer Cabdi Dugsiiye oo kala jooga USA, Canada, Saudi Arabia, iyo Borama.
sidoo kale waxa ay tacsidani ku socotaa dhammaanba qaraabadii iyo ehelleadii marxuum Cabdi Maxamuud oo aan halkan lagu soo koobi karayn.
Ilhaam Cabdi Dugsiiye
Borama



Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi: Marxuum Cabdi Maxamuud Obsiiye Oo Ku Geeriyooday Borama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback