Boorama-(Lug)-Marwada madaxweyne kuxigeenka la doortay Marwo Raxma Xaaji Muxumed Suldaan ayaa xalay kulan ballaadhan huteel rays kula yeelatay
Boorama-(Lug)-Marwada madaxweyne kuxigeenka la doortay Marwo Raxma Xaaji Muxumed Suldaan ayaa xalay kulan ballaadhan huteel rays kula yeelatay
Dhamaan Dadka Kala Ah
Sheehk Maxamed Saciid Guuled
Mustafe maxamed Cali
Hargeysa-(Lug)-Munaasabad balaadhan oo lagu maamuusayay 17 dhakhtar oo ka qalin jabiyay kuliyadda caafimaadka ee jaamacada Hargeysa, ayaa habeen hore lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.
Hargeysa-(Lug)-Roob lagu qabowsaday ayaa magaalada Hargeysa ka da’ayay muddo lagu qiyaasay 12 saacadood, roobkaasi oo bilowday 7:00am subaxnimo ee maanta ayaa socday ilaa galabta inkasta oo uu marmar qaarkood yar kala googo;ayay.
San’a-(Lug)-Feedhiyahankii hore ee caan ka ahaa Mike Tyson ayaa soo gaadhay shalay Jimcihii Boqortooyada Sucuudiga si uu u guto Cumrada Mike Tyson waxa uu ka soo dagay magaalada Medina
Boorama-(Lug)-Baayacmushtarka Somaliland ama ganacsatada dalku waxay sannadihii u dambeeyeyba qayb ka ahaayeen siyaasadda dalka, iyagoo hadba la jaanqaadayey xukuumadda dalka u talisa
Boorama-(Lug)- Guddiga Ilaalinta hantida qaranka ayaa maanta Boorama ka bilaabay hawlo la xidhiidha baadhista iyo diiwaangelinta hantida qaranka wakhtiga kala guurka ah .
Borama-(Lug)-Muddo shan maalmood ah ayay biyo yaraan ba’ani soo waajahday deegaanka degmada Boon ee gobolka Salal ee galbeedka fog ee S/land ka dib markii ay mishiinadii ceelasha biyaha ka soo saari jiray xumaadeen.
Borama-(Lug)-Gudida ilaalada hantida qaranka ayaa umuuqata kuwo kusoo qulquli doonta guud ahaanba gobolka Awdal kadib markii goobo kala duwan ay dadwaynaha kumamay boobka hantida qaranka
Borama-(Lug)-Madarasadaan oo ka mid ah madarasadaha ugu caansan ee ku yaala magaalada Borama iyo gabi ahaanba Gobolada Awdal/Salal, ee xaga xifdiga quraanka Kariimka ah,
Borama-(Lug)-Masjid loogu magacadaray Al-Nuur ayaa laga furay xaafada shacabka ee magaalada Boorama halkaasi oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin kala duwan, Culimaa’udiin, waxgarad,
Dhamaan ardayda jamacada camuud ee kuliyadaha kala duwan gar ahaan kuliyada dhaqaalaha (department Economics) oo hamblyo udiriya Boqorka Prof. Mohamed Mahamud Egeh Iyo Boqorada Maymuun Hussein Elmi
Borama-(Lug)-Tartankii kubada cagta ee ka bilaamay shalay garoonka kubada cagta ee Biroole ayaa hakad ay galiyeen ciidamada police ka ee gobolka Awdal iyo wasaarada Dhalinta
Boorama-(Lug)-Magaalada Boorama iyo degaanno ka tirsan g/Awdal ayaa weli waxa si xawli ah uga socda boobka lagu hayo hantida qaranka ee gacanta ugu jiray xukuumaddii lagaga adkaaday
Boorama-(Lug)-Afhayeenka xisbiga Kulmiye ee G/Awdal C/Naasir Maxamuud Qawrax ayaa taageerayaashii UDUB ee lagaga guuleystay doorashooyinkii 26-kii June ugu bishaareeyey inay
Sana’a-(Lug)-Ururka ardayda reer Jabuuti ee wadanka Yemen ayaa maalintii Jimcihii ee aynu soo dhaafnay qabtay xaflada si heer sare ah loo soo agaasimay halkaasi oo ay ka soo qabgaleen masuuliyiin
Hargeysa-(Lug)-Munaasibad loogu mahadnaqaayey dhamaan xubnihii ugu firfircoonaa wakhtigii ololaha doorashada madaxtoooyada ee kulmiye ku guuleystye ayaa lagu qabtey hotelka Imperiyal Ee Magaalada Hargeysa .
Dhamaan anaga oo ah Maamulka,Macalimiinta iyo ardayda Dugsiga dhegoolayaasha iyo indhoolayaasha Ee Magaalada Boorama waxaanu hanbalyo iyo bogaadin
Hargeysa-(Lug)-Shabakada Ramaasnews ayaa waraysi ay la yeelatay agaasimaha guud ee wasaarada Ganacsiga Somaliland Mudane Axmed Dayr Caydiid,
Borama-(Lug)-Tartanka kubada cagta oo aad ay ugu oomanaayeen dhalinta ku dhaqan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa shalay galinkii danbe ugu furmay
Warsaxaafaded ka soo baxay xalay xafiiska gudoomiyaha warbaahinta ee xisbiga kulmiye, ayaa shaaca ka qaaday in aanay waxba ka jirin warar maalmahan dambe ku soo baxay wargeysyada qaar
In early April 2010, members of the Gadabursi Community drew a line; making a clear departure from the traditional way of fixing and plastering the cracks of the status quo to digging the root cause of the community’s ills and finding visionary and long-lasting solutions for them.