Archive for August, 2010
Posted in August 31st, 2010
Kulan balaadhan oo ay maalmahan wada qaadanayeen dhalnyarada beelaha Jibriir Yoonis oo ah urur cusub oo la aasaasay horaantii sanadan 2010 ayaa waxa ka soo baxay go’aamo wax ku ool ah oo lagu taageerayo xukuumada uu gobolka Awdal u matalayo madaxwayne ku xigeenka JSL
continue reading.....
Posted in August 31st, 2010
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay kulanka Magaalada Addis ababa ku dhex maray Madaxweynihii hore ee Somaliland
continue reading.....
Posted in August 31st, 2010
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Aadan Maxamed Mire Waqaf, ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday inuu ku tartami doono jagada Guddoomiye-nimada xisbiga UCID,
continue reading.....
Posted in August 31st, 2010
Posted in August 31st, 2010
Borama-(Lug)-Xubno ka tirsan xildhibeenada dawladda Sh.Shariif ayaa muddo toddobaad ahba ku jira xabsiga saldhiggaa Booliska Boorama, halka mid kalena la raadinayo .
continue reading.....
Posted in August 31st, 2010
Dhamaan xubnaha Dalada Ardayda JSL ee dalka Yemen waxay si wada jira u cambaaraynayaa shakhsiyaad isku magacaabay inay matalaan Dalada aradyda jsl ee dalka Yemen,
continue reading.....
Posted in August 30th, 2010
Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u gudbinayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Col. Farax Kulmiye Hami oo ku geeriyooday magaalada Muqdishu Jimcihii - 27 August 2010;
continue reading.....
Posted in August 30th, 2010
Berbera-(Lug)- Kastamka cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda ee magaalada Berbera, ayaa muddo bil ka yar oo masuuliyiinta loo magacaabay xilka hayeen soo xareeyey lacag fara badan
continue reading.....
Posted in August 30th, 2010
Kulan balaadhan oo maanta ka dhacay Guriga Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ay ka soo qaybgaleen Madaxweynaha JSL, madaxweyne ku xigeenka,
continue reading.....
Posted in August 30th, 2010
Hargeysa-(Lug)-Shirkada wadaniga ah ee SOM-CABLE ee nasiibka u heshay inay soo jiido xadhiga Is-gaadhsiinta ee Badda hoostiisa Mara ayaa maanta markii ugu horeysay faah-faahin ka bixisay sida ay u shaqeynayso,
continue reading.....
Posted in August 30th, 2010
Hargeysa-(Lug)-Waxa xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ka dhacay kulan ballaadhan oo dhexmaray mas’uuliyiinta kala duwan ee wasaaradda
continue reading.....
Posted in August 30th, 2010
Borama-(Lug)-Waa shay iska caadi ah in mar kastoo ay wax iska beddelaan siyaasadda, dhaqaalaha, nolosha bulshada, caddaladda, nabadgelyda iyo arrimaha kale
continue reading.....
Posted in August 29th, 2010
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa maanta xoghaye cusub oo bedeli doona kii hore u magacaabay dawlada hoose ee magaalada Hargeysa.
continue reading.....
Posted in August 29th, 2010
Ottawa-(Lg)-iyadoo lagu gudo jiro bishii ramadaan ayaa waxa magaaalada Ottawa laga abaabulay meelo badan oo dadka lagu afuriyo sida masaajidada iyo goobo kale oo si ku meel gaadh ah loogu tukado meelahaasi
continue reading.....
Posted in August 29th, 2010
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii & Asxaabtii uu ka Geeriyooday Marxuum Cabdilaahi Askar
continue reading.....
Posted in August 28th, 2010
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta Magacaabay Guddida Cisbitaalka Guud ee Hargeisa.
continue reading.....
Posted in August 28th, 2010
Hargeysa-(Lug)- Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo UDUB, ayaa shalay yeeshay kulan gaar ah oo ay kaga arrinsanayeen waxa laga yeelayo doorashooyinka baarlamaanka
continue reading.....
Posted in August 28th, 2010
Posted in August 28th, 2010
Posted in August 27th, 2010
Boorama-Lug)-Tartankii xifdiga Quraanka Kariimka ah ee magaalada Boorama ayaa la soo gabagabeeyay maanta, munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay oo shahaadooyin iyo abaalmarino lacag iyo Kurub isugu jira lagu
continue reading.....
Posted in August 27th, 2010
Posted in August 27th, 2010
Su’aalaha horyaala Doorashooyinka waxa loo baahan yahay xal siyaasi ah oo uu hormood u yahay Madaxweynuhu”
“Miyaa la furayaa Ururada Siyaasada, Mise Saddexda Xisbi ee hada jira ayaa lagu galayaa Doorashooyinka innagu soo fool leh”
“Komishanka Doorashooyinka Qaranku wuxuu soo jeedinayaa in Muddada Golaha Wakiillada laga dhigo Dhamaadka Sannadka 2011”
“Waxa Komishanku uu ku talinayaa in Golaha Guurtidu […]
continue reading.....
Posted in August 27th, 2010
Haweenay Soomaali ah, Caasha Cali Cabdille, oo isku dayday in ay afduubto diyaarad yar oo u kala duulaysay laba magaalo oo isla gudaha dalka New Zealand ah ayaa lagu xukumay sagaal sano oo xarig ah.
continue reading.....
Posted in August 26th, 2010
Boorama-(Lug)-Gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka Awdal Prof. Daahir Maxamuud Xadi oo uu weheliyo gudoomiye ku xigeenka labaad ee wasaarda Mud. Xasan Aye Subagle
continue reading.....
Posted in August 26th, 2010