tacsi2.jpgMadaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii & Asxaabtii uu ka Geeriyooday  Marxuum Cabdilaahi Askar  Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.

Madaxwaynuhu wuxu  ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii iyo Dhamaan Shacab-ka Reer Somaliland-na ee uu ka baxay Marxuunku uu samir iyo Iiman ka siiyo.

 

Aamiin ……………………………….. Aamiin …………………………………. Aamiin


 C/laahi Maxamed Daahir  ( Cukuse )

AF-hayeenka Madaxtooyada JSL