Hargeysa-(Lug)-Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa maanta xoghaye cusub oo bedeli doona kii hore u magacaabay dawlada hoose ee magaalada Hargeysa.
wasiirka arimaha gudaha somaliland DR maxamed cabdi gaboose aya maanta digreeto wasiir ugu magacabay Deeq Xirsi Xujaale, waxaanu bedeli doonaa xoghayihii hore ee dawlada hoose ee magaalada Hargeysa [MR MAXAMED AW ADAN WAYRAX .
Wax kale oo wasiirku faray kusimaha duqa ahna kuxigeenka duqa caasimada DR maxamed c/laahi uurcade in sida ugu dhakhsaha badan ugu kala wareejiyo xilka masulkan cusub iyo masuliki hore oo ku amaanay mudadi u xilka hayey sida wadaniyada leh u gutay wajiibabki qaran.
wax kale oo wasiirku kula dardarmay xoghayaha cusub in u halkaasi ka si anba qaado hawsha qaranka ee lo igmaday.
wasiirka ayaa xoghayihiihore uga mahadnaqay sidii fiicnayd ee intii uu xilka hayay u gutay waxaanu ka cusub ku booriyay qabyo tirka hawlaha horyaala dawlada hoose.
HWN


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Wasiirka Arr.Gudaha S/land Oo Maanta Digreeto Oo Uu Saaray Dawlada Hoose Ee Hargeysa Ugu Magacaabay Xoghaye Cusub "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback