tacsi21.jpgDhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u gudbinayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Col. Farax Kulmiye Hami oo ku geeriyooday magaalada Muqdishu Jimcihii - 27 August 2010; Isagoo uu madfac ku dhacay gurigiisa uu deganaa ee magaalada Muqdisho. Col. Farax Kulmiye oo ahaa sarkaal sare ayaan waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu janadii farduusa ka warabiyo marxuunka - qoyskiisa iyo qaraabadiisana uu samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.

XUSEN CEELABE FAAHIYE
DIRIYE CAWALE HANDE
XALIMA IMAN MAXAMED
NIMCO SACID TUKALE 
AYAN SACID TUKALE
AHMED SACID TUKALE
MAHDI SACID TUKALE
IBRAHIN MUSE HAMI
SACIDO CEYLABE  FAHIYE
FARDOWSA AADAN
XAWA AADAN
NUURO GUULEED
CABDIFATAX XUSEN CEYLABE
SUBAN XAJI CALI
CARAFA XAJI CALI
ANISO XUSEN CEYLABE
SHINE XUSEN CEYLABE
CABDIRISAQ XUSEN CEYLABE
CABDIWALI XUSEN CEYLABE
SAMSAM XUSEN CEYLABE
SAMATAR XUSEN CEYLABE
XASAN MUUMIN CAARE
FEYSAL MUUSE MAXAMED
FATXIYO MUMIN CAARE
DR CUMAR MAXAMED NUR
SAADO CALI
MUKHTAR  CIGE  AAMIN
NUUR YASSIN ISMACIL NIRIG
XARBI YUUSUF CUSMAN
ZAKARIYE XUSEN
HAMSE MAXAMUD CABAS
XASAN MAXAMED XASAN XAREED
 HINDA IBRAHIN NUUR
MAXAMUD CABDI JAAMAC
JAAMAC YOONIS CABDI
HINDA IBRAHIM NUR
CABDALE  KAAHIYE
MAHAMED MUSE OCTOBER
FOZIA CISMAN
UBAX AADAN WARSAME