Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta soo saaray Digreetooyin uu ku Magacaabay in ka badan 35 Masu’uul oo ka mida madaxda Dawlada.
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu soo saaray Maanta Digreeto uu ku ogolaanayo Maxjarka National Berbera Quarantine.
Dadka nabadda loo fidinayaa waa dadkeenii oo tabashooyin bay ku maqan yihiin, markaa waa inaynu..” Wasiirka Gaashaan-dhigga - WARAYSI GAAR AH
Borama-(Lug)-Gudoomiyaha G/Awdal Maxamed Daahir Cabdalle iyo maayarka Lughaya Baxsane maanta faahfaahin ka bixiyey roobab lixaad leh oo dhawaanta khasaare mood iyo noolba leh
Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa durba u muuqata mid ay ku dhacayaan dhirbaaxooyin dhinaca siyaasiyiinta, saxaafadda iyo weliba dhinaca qaar ka mid ah beelaha Somaliland
Hooyo Xaliimo Axmed Qayre,
abtiyo Xuseen Axmed Qayre ,
Xasan Saleebaan Axmed
Hargeysa-(Lug)-Guddi toban xubnood ka kooban oo wasiirka maaliyadda Eng. Maxamed Xaashi Cilmi u saaray u xilsaaray baadhista dayn xad-dhaaf ah oo xukuumaddii hore ee madaxweyne Rayaale ka tagtay,
Maxkamadda waa la iiga yeedhay, tegina maayo oo….” Xoghayaha guud ee UDUB…….WARAYSI GAAR AH
“Waxaad moodaa meel laga soo daarayba inay farsamooyin dahsooni meesha ku jiraan, dayntuna…”
AHUN Waxa Uu Ahaa Macalin Iyo Saaxiib Wayn Oo Dhinaca Saxaafada Ah Waxana Uu Ahaa Madaale ….Wariye Abokor Xasan Caafi
AHUN Waxa Uu Ahaa Saaxiibkay Waxa Uu Ahaa Wariye Mar Walba Xagasha Toosan Warka Ka Eega…….Prof. Daahir Maxamuud Xadi
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa soo saaray Digreeto uu ku ogolaanayo Dhaqangelinta Qoraalka uu madaxwaynihii hore
Borama-(Lug)-Magaalada Boorama ayaa haatan la ciirciirraysa dadweyne tiro badan kana kala yimid daafaha dunida, dalalka deriska iyadoo dhinaca kalena ay ascaarta maciishaddu
Borama-(Lug)-Wafdi uu hogaaminayey badhasaabka G/Awdal isla markaana ay la socdaan masuuliyiinta Degmada Lughaya, kana tirsan G/Awdal ayaa goor hore oo saaka u kicitimay degaanno ka tirsan degmadaasi
Anigu waxaan jeclaa in xisbiyada laba keliya laga dhigo, haddii imika ururo la furana….” Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Somaliland..WARAYSI GAAR AH qaybtii 3aad
Borama-(Lug)-Roobab xoogle oo afar iyo labaatankii saacadood ee u dambeeyey ka da’ay degaano ka kala tirsan gobolada Awdal iyo Selel ayaa geystay khasaare naf iyo maalba leh .
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti saddex Xubnood ka kooban oo uu hogaaminaayo Safiirka ingiriiska u fadhiya Addis-Ababa.
Hargeysa-(Lug)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay in ay qoraal talo ah u gudbiyyeen madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, taas oo ay saluug ka muujiyeen habka loo daneeyay arrintii ay talada ka bixiyeen.
Mahmaah Soomaaliyeed ayaa lagu yidhi “ si xun wax u sheeg sixir waa ka daran yahay “ taasoo macnaheeda loo qaadan karayo wanaag oo laga dhigo xumaan, beentana run laga dhigo,
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa ka warantay qorshayaasha Wasaarada Waxbarashada
Hadii aan taariikh yar oo gaaban dib u jaleecno bulshadu sideedaba waxay ka kooban tahay rag iyo dumar guud ahaan, sidaa daraadeed horamarku waxa uu ka yimaadaa dadaal ka
Borama-(Lug)-Shirkadda isgaadhsiinta ee SOMTEL sannadkan bilowgiisiina laga aasaasay dalka ayaan weli dadweynaha Somaliland usoo bandhigin adeegyadii laga filayey ama ay ku ballan