Labadii Hodmee
Hoy Wada Galee
Hooda Leh Noqdoo
Hooyoo Hooyoo
Hibo iyo Ducaba
Naga Hooyahee
Labadii Hodmee
Hoy Wada Galee
Hooda Leh Noqdoo
Hooyoo Hooyoo
Hibo iyo Ducaba
Naga Hooyahee
Ku: socda Somaliland, Itoobiya iyo bulshada Gobolada Awdal/Salal
MINNEAPOLIS, U.S.A, SEPTEMBER 27, 2010—Anaga oo ah, Golaha Hoggaanka Tolka, oo ay dhidibada u joojieen koox isugu jirta aqoonyahanno,
“Waxa Aan U Sheegayaa Saylac.com Inay Si Dag-dag Ah U Beeniyaan Warka Been Abuurka Ah Ee Ay Iga Qoreen…. Wariye Jirda-na Sharciga Ayaan Ku Kala Bixi Doonaa”… Siyaasi Axmed M. Seed.
“Waxa ay Saylac.com Baahisay Waa Cod…. Masuulkana Isagu Dib Ha U Dhagaysto….” Wariye Daahir A. Jirde..
Boorame-(Lug)- Shir balaadhan oo ay iskugu yimaadeen Hutelka Rays ee Magaalada Boorame wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Salaadiinta iyo waxgaradka gobolka Awdal,
Borama-(Lug)-Gudaha magaalada Borama ayaa waxa daadsan ciidamo tiro badan oo si xoogan u hubaysan cududa ciidamadan aaya aku xidhiidhsan yihiin jidadka waawayn ee badhtamaha magaalada,
Waxaan qabaa in xukuumadu u raacday Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Taani, oo ay si shakhsi ah isu hayeen Gen.Xudhuun, Waxaan leeyahay…….. Suldaan Dhawal
Markii horeba waxaanu u dul qaadanaynay oo aanu dadka dajinaynay saamiga shacbiga gobolka Awdal iyo Salal laga siiyay xukuumadan cusub……
Haddii xukuumaddu daloolinayso doonidan la wada saaran yahay. Markaa Anaguna dhinacayaga ayaanu ka daloolinaynaa……..
Cadaadis […]
Borama-(Lug)-Gafafka iyo tacadiga kala duwan ee ay ka galayaan dhamaanba maamulka xukuumada cusub ee la soo kacday waxgarad xumada ay cadaalada daradu ku dheehan tahay ee ay durba kasoo wada yeedhay dhamaan daafaha gobololada dalka
Borama-(Lug)-Laba Bilood ku dhawaad xukuumadda xisbiga Kulmiye haysay talada ayaa la filayey in aqlabiyadda reer Somaliland ee codkooda siiyeen xisbigaasi muxaafidka ah ka ducaystaan wixii kasoo maray xukuumadda xisbiga mucaaradka ah ee UDUB,
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta soo saaray Digreeto uu ku Magacaabay Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye.
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta soo saaray Digreeto uu ku Magacaabay Agaasimaha Guud Baanka Dhexe ee JSL.
Wasiirka duulistu wuxu la mid yahay Marxuum Muuse Rabiile Good oo loo xilsaari jiray wasaaradaha ugu baaba’sanaa dawladdii Soomaaliya si uu dib ugu dhiso” Sh.C/laahi sh.Cali..
Boorama-(Lug)-Xubno ka tirsan qoysaskii iyo eheladii ay ka baxeen marxuumiintii lagu laayey jidka isku xidha Boorama iyo Kalabaydh 21/7/2009,
aragti (lug)- Sidii aan hore ugu ballanqaaday waxaan jeclahay inaan faaalladaydan ku bilaabo aqoonta ciidannimo iyo waxqabadka taariikhda gelay ee Gen. Maxamad Cismaan Ibraahim Xudhuun.
Borama-(Lug)-Xubin ka tirsan guddiga fulinta xisbiga UCID ee gobolada Awdal/Selel ayaa sheegay inuu u taagan yahay xilka gudoomiyeenimada xisbigaasi ee gobolada Awdal/Selel
Labadii Hodmee
Hoy Wada Galee
Hooda Leh Noqdoo
Hooyoo Hooyoo
Hibo Iyo Ducaba
Naga Hooyahee
Borama-(Lug)-Masuuliyiinta isbitaalka Fiistula ee Boorama ayaa shalay isbitaalkaasi kusoo dhaweeyey labaataneeyo xubood oo haween iyo gabdhaba leh ,
Borama-(Lug)-Shacbiga iyo dawladda Somaliland ayaa sannado badan kusoo noolaa dawlado ka dhalatay dib u heshiisiin ka kala dhacday Burco iyo Boorama sannadihii sagaashameeyadii,
Hargeysa-(Lug)-Guddidii Wasiirradda iyo Saraakiisha Ciidamada iskugu jiray ee xukuumaddu u xil saartay baadhista dhacdadii 10-kii bishan ay 250 ka mid ah Maleeshiyada ONLF kaga soo dageen xeebaha galbeedka Somaliland,
(Lug)-10 maalmood ka hor waxaa xeebaha galbeed ee jamhuuriyadda Somali Land ka dhacay shirqool si heersare ah loo soo agaasimay oo ay ujeedadiisu ahayd in lagu bahdilo xukuuumadda cusub