Uruka Daryeelka Caruurta Agoomaha Ah ee Kaalmo oo haya caruur agoomo ah waxa uu ka codanayaa dhaamaan  umada muslinka ah ee ku nool gudaha dalka iyo dibadaba in ay soo caawiyaan caruurta Agoomaha ah
 ee ku jira xerada daryeelka Agoomaha ee Kaalmo maalmaha ciida.

Caruurtaas ayaan ilaa hada haysanin wax ay ku ciidaan isla markaana uu ururku ku baaqayaan in la iska kashado sidii caruurtaas yaryar loo ciidsiin lahaa maalmaha farxada leh ee ciida bisha soon ee fooda inagu soo haysa.

Wixii caawimo ah ugu soo hagaaji taleefannada kala ah +00252 2 4456997 ama +00252 2 4453059 ama +00252 2 613070

Ilaahay dartii uga qayb qaado caawimada caruurta agoomaha ah ee Kaalmo