Dhamaan waxaa la ogaysiinayaa bahwaynta gobolada awdal iyo salal ee ku dhaqan wadanka Koonfurta Africa(South Africa) in la qaban doono Shirwaynihii Kowaad ee abid ka dhaca wadankan kaasoo lagu qaban doono magaalada Cape town taarikhdu marka ay tahay:
13 September 2010 abaaro 8:00pm Bellville Civic Centre
Hadaba wixii faah faahaina ee intaa dheer kala soo xiriir adreesyada xoos ku xusan:
mrcaateeye@hotmail.com Tell: 270-739482583
ama
fahmi_mahmed@hotmail.com Tell:27737390955
ama
big9shiine@hotmail.com


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Ogaysiis: Shir Balaadhan Oo Jaaliyada Gobolada Awdal/Salal Uga Furmi Doona Wadanka South Africa 13 September 2010 "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback