Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii & Shacabka reer Somaliland ee uu ka Baxay MARXUUN MAXAMED CIGE CILMI,
Alle haw naxariistee Taliyihi hore ee Ciidanka Booliska JSL oo Maanta lagu aasay Magaalada Hargeisa.
Madaxwaynuhu wuxu Ilaahay uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii iyo Dhamaan Shacab-ka Reer Somaliland-na ee uu ka baxay Marxuunku uu samir iyo Iiman ka siiyo.
Aamiin ……………………………….. Aamiin …………………………………. Aamiin
C/laahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
AF-hayeenka Madaxtooyada JSL


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi: Marxuum Maxamed Cige Cilmi Taliyihi Hore Ee Ciidanka Booliska Jsl Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Hargeisa "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback