dhalasho-wacan.jpgDhamaan bahda Lughayanews meelkasta oo ay kala joogaanba waxay hambalyo aan la soo koobi Karin u dirayaan Wariye Cilmi Yuusuf Cadaawe iyo Ismahaan Mustafe oo wiil ugu dhashay magaalada Sanca ee dalka yemen 27 bishan barakaysan ee Ramadaan wiilkaasi oo loo bixiyay Yuusuf Cilmi Yuusuf.

Waxaanay bahda Lughayanews ilaahay uga baryaan Yuusuf Yare inuu noqdo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba anfaca.

Aaamiin   Aaamiin