Labadii Hodmee
Hoy Wada Galee
Hooda Leh Noqdoo
Hooyoo Hooyoo
Hibo Iyo Ducaba
Naga Hooyahee
Marwo Caasha Cabi Dhimbiil Iyo Caruurteeda
Prof. Axmed Ismaaciil Idiris
Fu’aad Cabdisamad Maxamed
Mud. Axmed Maxamed Askar
Dr. Maxamed Cumar Didar
Mud. Maxamed Muxumed Bile
Ifraax Maxamed Cabdi Dhimbiil Iyo Dhamaan Qoyska Reer Galbeedi
Wariye Cabdale Cali Yuusuf
Wariye Abokor Xasan Caafi
Wariye Xasan Ciise Raage
C/fataax Jaamac Xaashi
Nuur Aden Shirdoon iyo Xaaskiisa Canab Cali X. Daahir
Prof.Ridwaan Maxamed Cismaan
Prof.Cumar Cali C/laahi iyo Xaaskiisa Deeqa Xuseen Xasan
Prof.Axmed Cabdi Ismaaciil iyo Xaaskiisa Suhuur Maxamed Muuse
Prof. Siciid Maxamed Daahir iyo Xaaskiisa Marwo Axmed Siciid
Mud. Axmed Maxamed Caateeye
Suldaan Mahdi Aadan Riiraash
Md. Cumar Ismaaciil Cabdilaahi iyo XAASKIISA
Maxamed Cali Hadi Iyo Xaaskisa
Mustafe Barkhad Cumar
Mahdi Cumar Sheekh iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Hooyo Caasha Kaluunle Qoyskeeda
Maxamed Cumar Cabdilaahi
Maxamed Dayuur iyo Xaaskiisa iyo caruurtooda
Dhamaan qoyska reer Yuusuf Wadaad
Dhamaan qoyka reer Xaamud Jibriir
Dhamaan asaxaabtan oo kala joogta dalka gudahiisa iyo dibadiisaba waxa ay hambalyo iyo bogaadin u diratyaan Meherka
Boqorka Maxamed Cige Bahdoon( Bahay) Iyo Boqorada Faadumo Maxamed Xirsi
oo dhawaan ka dhacay magaalada Magaalada Saylac, waxa ay u rajaynayaan bashbash iyo bogaadin isku waara oo aqalgalkana noogu soo dhaqsada ayay leeyihiin
Aamiin Aamiin Aamiin


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo: Boqorka Maxamed Cige Bahdoon( Bahay) Iyo Boqorada Faadumo Maxamed Xirsi Oo Meherkoodu Ka Dhacay Mag.Saylac "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback