hambalyo-meher1.jpg
Prof. Ridwaan Maxamed Cismaan
Prof.Cumar Cali C/laahi iyo Xaaskiisa Deeqa Xuseen Xasan
Prof.Axmed Cabdi Ismaaciil iyo Xaaskiisa Suhuur Maxamed Muuse
Prof. Siciid Maxamed Daahir iyo Xaaskiisa Marwo Axmed Siciid
Prof. Yurub Cabdiraxmaan Muumin iyo Odaygeeda Mustafe Cumar Suldaan
Mud. Cabdale Cali Yuusuf
Mud.C/fataax Jaamac Xaashi
Nuur Aden Shirdoon iyo Xaaskiisa Canab Cali X. Daahir
Mud. Axmed Maxamed Caateeye
Mud. Maxamed Axmed Askar
Mud. Cumar Cismaan
Suldaan Mahdi Aadan Riiraash
Mud. C/laahi C/raxmaan Aare iyo Xaaskiisa Faadumo Xasan Cabiraxmaan
Mud.Siciid Xasan Habane iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Mud. Cumar Ismaaciil  Cabdilaahi  iyo XAASKIISA
Mud. Maxamed Jaamac Madar iyo Xaaskiisa
Mud. Maxamed Cali Hadi Iyo Xaaskiisa
Mud. Mustafe Maxamed Daahir
Dr. Cabdiraxmaan Duuso Iyo Xaaskiisa
Dr. Cabdirisaaq arako Iyo Xaaskiisa
Dr. Gurguurte Iyo Xaaskiisa
Dr. Farxaan Cumar Muuse
Dr. Saalax
Mud. Cabdiraxmaan Aadan Iyo Xaasikiisa Ifraax Maxamed Cabdi
Mud. Mahdi Cumar Sheekh Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtooda
Mud. Mukhtaar Xasan Maydhane Iyo Xaaskiisa
Mud. Cabdi Nuur Cawaale
Mud. Cabdikariin Xuseen Caateeye
Mud. Liibaan Maxamuud Ciise Iyo Xaaskiisa
Mud. Cabdicasiis Diiriye Daahir
Wariye Abokor Xasan Caafi Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Wariye Xasan Ciise Raage iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Mud. Maxamed Yaasiin Ismaaciil Iyo Xaaskiisa
Mud. Cabdiraxmaan Muuse Cismaan
Maxamed Axmed Askar
Hoodo Maxamed Xasan (Nasiib)
Ramla Sh. Muuse Cismaan Iyo Odaygeeda Dr. Maxamed Xaamud Axmed Iyo Caruurtooda Kala Ah Muna Iyo Sakiir
Aasiya Xasan C/laahi
Asra Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Iyo Odaygeeda
Ayaan Ahmed Farah
Hodan Muuse Ismaciil
Khadra Maxamed Ibrahim
Hibo Maxamed Yuusuf
Jawhara Maxamed Tubeec
Fadxiya Aden Ismaaciil
Samsam Cabdi Garas
Nimco Gaabalaax

Dhamaan Asaxaabtan kala duwan waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan
Boqorka Cabdicasiis Maxamuud Jaamac(Dear)
Iyo
Boqorada Nasra Cumar Samriye
Meherka  oo maanta oo ay taariikhdu tahay 30. sep. 2010 ka dhacay Hotel RAYS ee Magaalada Boorama
Isku waar aqalgalkana noo soo dadajiya ayay leeyihiin waxa kale oo ay leeyihiin noqda kuwo ku sifooba timaantan hoose

Laba aan kala maarmiin
Labo aan ka amaagin
Gayaan ku midoobay
Mudnaantiyo dookha
Lamaanaha is  doortay

Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin