Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayay ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Boorama ee caasimadda gobalka Awdal,
Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayay ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Boorama ee caasimadda gobalka Awdal,
Sana’a-(Lug)-Dhamaan dadka magacaantoodu hoos ku xusan yihiin wax ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqorka Abdilkadir Hussein Dayib iyo Boqorada Khadra Ibrahim Faatax
Boorama-(Lug)-Dhawr iyo labaatan haween ah oo uu si ba’an u saameeyay xauunka Iskufuranka eek u dhaca haweenka waqtiga dhalmada ayaa lagu dawaynayaa Cisbitaalka Caalamiga ah e Fistulaha ee Magaalada Boorama,
Bern-(Lug)-Shirwaynihii ka dhacay Caasimada wadanka Switzerland ee Magaalada Bern 18 September 2010 ee ay isugu yimaadeen Jaaliyada Gobolada Awdal iyo Salal
Aragti (Lug)- Inkasta oo ay Somali Land ku jirto xilli kala guur ah oo ay labo xukuumadood isbadeleyaan, wax caadi ahna ay tahay in xilliyadaasi oo kale ay soo ifbaxaan dhaliilo iyo habacsanaan wajiyo badan
Ra’iisal Wasaare, Cumar Cabdirashid Sharmarke, ayaa is caslilay. Is casilaadda, Sharmarke ayaa ku timid markii uu khilaaf soo kale dhexgalay Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha oo keentay in labada mas’uul aysan muddo dheer is arag amaba telefoon ku wada hadal.
Borama-(Lug)-Tan iyo markii la aasaasay Somaliland muddo haatan laga joogo labaatan sano ku dhawaad ayaa dadweynaha, siyaasiyiinta, salaadiinta, culimada diinta iyo wagaradkeeduba
Maslow’s believes: “people have the ability to take charge of their lives and foster their own development”.
Hooyo Faadumo Muxamed Huseen
Iyo Dhamaaan Reer Baaabuloo
Ahmed Yuusuf Barkhad(Jiin)
Soomaalidu Waxa Ay Tidhaahdaa Nabad Iyo Caano, Qoladii Hore Haday Nabad Uun Ku Joogtay Anaguna Waxa Aanu Rabnaa In Aanu Ku Daro Caanihii, Hadaan Nabadi Caano Lahayn Ma Soconayso” Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo ) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Culus oo ka socday Dawladda Denmark,
Ottawa-(Lug)-Shir ay ku kulmeen qurba joogta reer Awdal iyo Salal ee ku nool waddamada Maraykanka iyo Canada ayaa beryahanba uga socday magaalada Ottawa ee dalka Canada
Hargeysa-(Hadhwanaag)-Dufcadii labaad ee ka qallin-jabisa jaamacada Admas oo tiradoodu dhan tahay 235 ardey oo isugu jira kulliyadaha culluumta kala duwan ee jamacadaasi lagu barto,
Borama-(Lug)-Mudane Axmed Muumin Seed ayaa saaka shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay jagada gudoomiye ku xigeenimada ee xisbigiisa ururka cadaalaa iyo daryeelka ee “ucid”
Borama-(Lug)-Wafdi isugu jira saraakiil sarsare oo ka tirsan ciidamada Itoobiya, maamulka degmada Aw Barre iyo xibno ka tirsan masuulyiinta G/Awdal ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Borama .
Borama-(Lug)-Wafdigi uu hoggaaminayey wasiirka gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa galabta fiidkii soo gaadhay Boorama kaddib marki ay socdaal xaqiiqo raadin ah,
Borama-(Lug)-Magaalada Boorama ayaa saaka lagu weeraray gaadhi siday koox darawaliin ah oo loo haystay inay dalka Somaliland ka gudbiyeen ciidammo ka tirsan jabhadda ONLF oo kusi jeeday dalka deriska ah Itooboiya .
Borama-(Lug)-Isku dhac maanta ciidanka amniga magaalada Borama iyo dadwayne gadoodsani iskaga hor yimaadeen xarunta saldhiga dhexe ee Boorama ayaa waxa ku dhaawacmay ugu yaraan Afar qof oo mid haween tahay.
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenku JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ( Saylici )
Hooyo Fowziyo Maxamed Ciise
Abwaan Cabdi Fataax Xasan Sheeq Muumin
Rooble Xasan Sheeq Muumin
Laba aan kala maarmiin
Labo aan ka amaagin
Gayaan ku midoobay
Mudnaantiyo dookha
Lamaanaha is doortay