Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Maanta Guddi heer qaran ah u magacaabay Tayeynta Billicda Caasimada Dalka ee Hargeisa oo ah Muraayadi Dalka.
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Maanta Guddi heer qaran ah u magacaabay Tayeynta Billicda Caasimada Dalka ee Hargeisa oo ah Muraayadi Dalka.
Boorama-(Lug)-Sida la ogyahay waxa beryahan ama bishan October bilowgeedii ilaa dhammaadkeedii Boorama kusoo noqonoqonayey qaar ka mid ah masuulyiinta gobolka Awdal kaga jira xukuumadda cusub ee Axmed Siilaanyo,
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoysaskii ay ka bexeen Muwaadinintii ku geeriyooday Qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa
Boorama-(Lug)- Badi masuuliyiinta gobolkan Awdal kaga jira xukuumadda Axmed Siilaanyo ayaa xalay soo gaadhay Boorama, Masuuliyiintan oo isugu jira xildhibeenada labada Gole, Wasiiro iyo hawlwadeenno kale shalay
Borama-(Lug)-Masuulyiinta magaalada Saylac ee G/Selel oo uu horkacayey guddoomiye kuxigeenka G/degaanka deegaanka ee degmadaasi Md.Cismaan Muumin Caarre
Borama-(Lug0-Marwo Amaal Xaaji Axmed miisaan oo ka mid ahayd Xubnihii ugu firficoonaa ee Garabka haweenka Xisbiga Kulmiye ee G/Awdal wakhtigii lagu jiray Olalihii Doorashada madaxtooyada ee ka qabsoontay dalka 26 juun
Boorama-(Lug)-Ku dhawaad 14 haween ah kana kala yimid degaanada kala duwan ee Soomaaliya ayaa mar kale isbitaalka Fiistula ee Boorama u yimid daaweynta cudurada haweenka
Berbera-(Lug)-Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil [Saylici], ayaa gaadhay magaalada Berbera ee xaruunta Gobolka Saaxil.
Berbera-(Lug)-Saraakiil sare oo ka tirsan ciidammada badda dalka Ingiriiska ee ku sugan xeebaha Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay gelinkii hore ee shalay ka soo degay dekedda magaalada Berbera,
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Hotel Mansour Hargiesa ku qaabilay Wefti Balaadhan oo uu horkacayo Wasiirka Horu-arinta iyo Xidhidhka Caalamiga ah ee Dawlada Denmark MR. SOREN PIMD.
Hargeysa-(Lug)-Wasiiraddii hore ee UDUB ee doraad Madaxweyne Siilaanyo kula kulmay Qasriga Madaxtooyadda ayaa shalay galab uga waramay xubno ka mid ah Xisbigii UDUB kulankii ay la yeesheen Madaxweyne Rayaale.
Gal-gala-(Lug)-Wararka ka imanaya Buuralayda Gal-gala ayaa sheegaya dagaalo isdaba jog ahaa oo maalmahanba ka socday Deegaankaasi in lagaga adkaaday Ciidamadii Attam kuwaasoo la sheegay firxadkoodii inay kala galeen gobolada Bari ee Somaliland.
Borama-(Lug)-Saddex bilood kudhawaad ayaa laga jooga tan iyo markii guddoomiyihii xisbiga Kumiye, haatanna ah madaxweynaha dalka u magacaabay masuulyiintii sare iyo kuwii hoose
M/weynuhu wuxuu u arkaa xubno culus oo qarankan ka mid ahi inaanay wali raali ka ahayn sida wax loo wado, balse..” Wasiirka Daakhiliga
“Dalka waxa ka dhacay saddexdii bilood ee ugu dambeeyey 26-Dil, waxaanu gacanta ku dhignay..” Taliyaha Booliska
Gogosha barigu idinka ayey idinku kooban tahay, guddida nabadelyada ee golaha maxaa idiinka meel yaala?
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kulan la yeeshay saddex ka mid ah wasiiradii ugu miisaanka cuslaa
Boorama-(Lug)-Dayacnaanta ka muuqata xarunta fanka iyo suugaanta, Hidaha Iyo Dhaqanka, ciyaaraha iyo dhalinyarada ahna madasha madadaalada gobolka Awdal
Wariye Abokor Xasan Caafi
Wariye Cabdale Cali Yuusuf
Wariye Xasan Ciise
Ninka mulkiilaha ahi wuxuu sheegay in Markabku xalay (habeen hore) degay, waxaana saaran…” Mid ka mid ah dadka Maraakiibta ka soo rara dekedda Dubai….WARAYSI GAAR AH.
Hargeysa- (Lug)- Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay ka xun tahay khasaaraha ka soo gaadhay Ganacsatada reer Somaliland Markab u raraa oo ku degay xeebta dalka Cummaan,
Boorama-(Lug)-Xubnaha Golaha wasiirada kaga jira G/Awdal ayaa maanta usoo baqoolay dhinaca caasimadda Hargeysa kaddib laba casho iyo laba habeen qaybo ka mid ah dadweynaha reer Boorama usoo wada dhammaysteen soo jeed badan iyo wadahadal badan.