Borama-(Lug0-Marwo Amaal Xaaji Axmed miisaan oo ka mid ahayd Xubnihii ugu firficoonaa ee Garabka haweenka Xisbiga Kulmiye ee G/Awdal wakhtigii lagu jiray Olalihii Doorashada madaxtooyada ee ka qabsoontay dalka 26 juun ayaa maanta si toos ah loogu magacaabay Lataliyaha Madaxwaynaha Dhinaca Haweenka


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " M/Wayne Siilaanyo Oo Digreeto Ugu Magac-aabay In Marwo Amaal X.Axmed Miisaan Ay Noqoto La Taliyaha Madaxwaynaha Ee Arrimaha Haweenka "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback