Borama-(Lug)-Xubnaha G/Awdal ka jira Golaha Wasiirada ayaa aakhirataankii ku guuleystay inay xabsiga Boorama kasii daayaan ku dhawaad 9 dhallinyaro ah oo loo xidhxidhay bannaanbaxyadii ka dhanka ahaa xukuumadda ee Boorama ka dhacay bilihii aan soo dhaafnay .
Wasiirada wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada ee Somaliland Marwo Ilhaan maxamed jaamac, ayaa maanta dhagax-dhigtey laba dhisme oo lagu tallo galey in lagu daryeelo derbi-jiifka ku darxumeysan Somaliland.
Hargeysa-(Lug)-Madaxwayne ku xigeenka jamhuuriyada Somaliland Md Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil [Saylici] ayaa maanta dadwaynaha magaalada Hargeisa kala qayb galay ololaha nadaafada
Reer Awdalow iyada oo sida aynu ka wada warqabno Md. Daahir Rayaale Kaahin oo ka soo jeeda gobolkeena Awdal uu ahaa Madaxweynaha Somaliland in ka badan sideed sano, hadana waxaa dhacday maanta markii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)
Labadii Hodmee
Hoy wada galee
Hoodo leh noqdoo
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu soo saaray Digreeto Madaxweyne oo uu ku Magacaabay Saddex Masuul.
Hargeysa-(Lug)-Ciidanka Amaanka ee caasimada Hargeya, ayaa caawa sameeyey hawl ballaadhan oo ay ku ururinayeen Budhadhka, Tooriyaha, isla markaana ay ku qabqabteen Tuug
Haddii la leeyahay Siyaasadeenii arrimaha Dibada waan bedelnay ma waxa weeyi Maamul Goboleed baanu aqbalnay…” Xildh. Xareed
“Waxaan leeyahay imika Lix Qof oo anigu aan ugu horeeyo Yuhuud ha loo diro imikay ina Ictiraafi doontaaye….” Xildh. Gacan..
Ottawa-(Lug)-Marka ay taariikhdu ahayd October 17, 2010 waxaa magaalada Ottawa ee dalka Canada lagu qabtay munaasibad si fiican loo soo diyaariyay
Borama-(Lug)-Machadka barashada Islaamka iyo luqadda carabiga ee Saylac fadhigiisuna yahay Boorama ayaa maanta Huteel Rays xaflad ugu qabtay dufcaddii u horreysay ee ka qalainjabisa machadkaasi .
Dhamaan dadkani hoos ku qoran waxay tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaan qoyskii, qaraabadii iyo eheladii ay ka baxday Marxuumad Caasha Jaamac Cadar oo 17 October 2010 ku geeriyootay magaalada Borama
Ayeeyo Aamina Cadoow Barkaan
Aabo Abokor Hassan Caafi
Hooyo Sahra Abokor Cumar
Boorama-(Lug)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa weli waxa hor yaalla arrimo badan oo u baahan in degdeg wax looga qabto. Marka laga yimaaddo adkaynta nabadgelyada iyo ilaalinta sharciga iyo kala dambaynta
Hargeysa-(Lug)-Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo, ayaa Golaha Wakiilladau gudbisay xeerka Nabadgelyada Guud oo ah mid lagu beddelay Guddigii Nabadgelyada
Borama-(Lug)- Wafti heer sare ah oo ka socday xafiiska European Union (EU) u qaabilsan Somaliland iyo Somalia fadhigiisuna yahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo beryahanba booqasho ku joogay Somaliland
Boorama-(Lug)-Maamulka cusub ee dawladda Hoose ee Boorama ayaa markii ugu horreysay muddo afar bilood ah mushaarkoodii shaqaalaha ka hawlgala xaruntaasi siiyey.
Boorama-(Lug)-Wararka ka imanaya xeebaha galbeedka ee G/Awdal ayaa sheegayaa in xukuumaddu u dirtay ciidammo xoog leh Tuulada Bullo Caddo ee xeebta Lughaya si ay u sugaan ammaanka xeebaha degaankaasi .