Madashan Waxa Goobjoog Ka Ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Saraakiil Ka Socotay Hayadaha UN-HABITAT, UNDP, UNICEF, ILO, UNCDF Iyo Maayarada Mag. Hargeysa, Burco, Berbera, Sheikh iyo Oodweyne.
Madashan Waxa Goobjoog Ka Ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Saraakiil Ka Socotay Hayadaha UN-HABITAT, UNDP, UNICEF, ILO, UNCDF Iyo Maayarada Mag. Hargeysa, Burco, Berbera, Sheikh iyo Oodweyne.
Hargeysa -(Lug)-Fadhigii golaha wakiilada ee saaka ayuu buuq iyo sawaxan hadheeyay ka dib markii ay mudanayaal gaadhaya 29 xubnood ay soo dhigeen mooshinka xilka lagaga qaadayo Shirguddoonka golaha wakiilada.
Hargeysa-(Lug)-Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa shaaca ka qaaday in ay xilkii uu xisbiga Udub ka hayey Guddoomiyihii xisbigaas ee arimaha siyaasada
Ma aha haddii lagu tuhmo inaad qabiil dabada la gasho oo tidhaa reernimo ayaa la igu eryanayaa, waxa haboon inay dhaqan inoo noqoto qof kasta oo lunsada hanti qaran in la hor keeni karo sharciga”
“Waxaan filayaa inay ceeb ku tahay Xisbiga inuu safka soo mariyo raggii shalay guul darada u horseeday oo loo ogolaado inay […]
Jigjiga-(Lug)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Mudane Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminaayo oo ay ka mid yahiin Wasiirka Kalluumaysiga
Hargeysa-(Lug)-Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa fadhigoodii Shalay waxa ay cod aqlabiyada ku ansixiyeen xeerka kala xadaynta mushaharooyinka iyo gunnooyinka Madaxweynaha iyo Madexweyne ku xigeenka iyo Goleyaasha xeer dejinta [Wakiilada iyo Guurtida].
Boqolkii casho ee lagu qiimaynayey dawladda cusub ee Somaliland waxa aan anigu uga dhigay 300 oo casho. Sababta oo ah immiga ayaabay hawshiiba bilaabantay. Waxanan la yaabaa, dadkii hore u soo talin jiray,
Hargeysa-(Lug)- Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay Wasaarada Caafimaadka,
Boorama-(Lug)-Raxan dhalinyaro ciyaartooy ah oo ka socotay magaalada Berbera kuna ciyaara magaca kastamka magaalada Berbera iyo kooxda magaalada Boorama ee midnimo
Khudbadii Dheerayd ee uu Madaxweynuhu ka Jeediyey Chatham House oo Dhamaystiran waxa ay u qornayd sidan:-
Hargeysa-(Lug)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Fadhigii maanta Cod aqlabiyad leh ku Meelmariyey labada xeer ee Xadaynta Mushaharooyinka Golayaasha
Weftigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo oo booqasho ku jooga dalka boqortooyada Ingiriiiska,
Boorama-(Lug)-Tababarkan oo ahaa mid ahmiyada gaar ah leh ayaa waxa uu ku saaabsanaa sidii waxloogu qaban lahaa isla markaana loo ilaalin lahaa xuquuqda caruurta dayacan eek u nool magaalooyinka waawayn.
Boorama-(Lug)-C/Khaddar Maxamad Cabdi ayaa maalintii shalay ahayd gaadhsiiyay deeq xoolo ah maamulka dugsigaasi sare ee Boarding ah ee Geb kaasi oo C/khaddar Maxamad Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa magacaabay Maareeye K/xigeenka Hay’ada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah ee NERAD ee Somaliland, kaasoo u magacaabay Mudane Axmed Muxumed Geelle “DACAR”.
Qaahira-(Lug)-Madaxweynaha Masar, Hosni Mubarak, ayaa beeniyay eedeymo sheegayay in dalkiisu uu taageero kooxo fallaago ah oo ka dagaallama Ethiopia.
Addis Ababa-(Lug)-Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Meles Zenawi ayaa dalka Masar uga digay dagaal uu Itoobiya kula galo biyaha wabiga Nile, kuna eedeeyey dalka Masar inuu taageero siiyo mucaaradka ku kacsan dowladda Itoobiya.
Boorama-(Lug)-Xubin sare oo ka tirsan xisbiga kulmiye, isla markaana kasoo jeeda g/Awdal ayaa habeen Hore xabsiga dhexe ee Boorama loo taxaabay kaddib markii isaga iyo odayaal