Dhamaan Maamulka, macalimiinta iyo shaqaalada Jaamacada Eelo American
Dhamaan Maamulka, macalimiinta iyo shaqaalada Jaamacada Amoud
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada Korontada Aloog
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada Biyaha ee Shaba
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada Isgaadhsiinta Africa On-line
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada Isgaadhsiinta Telcom
Dhamaan maamulka iyo Xubnaha ururka Dhalinyarada Says
Waxay dadkani hambalyo bogaadin gaadhsiinayaan meherka Prof.Khadar Cabdi Khayre iyo Drs.Fadxiya Maxamed Nuur oo meherkoodu ka dhacay Hotel Rays ee magaalada Borama maalintii shalay.
Annana hadaanu nahay Bahda Lughayanews meelkasta oo ay joogaan waxaan hambalyo taasi la mid ah gaadhsiinaynaa meherka Prof.Khadar Cabdi Khayre iyo Drs.Fadxiya Maxamed Nuur.
Waxaanay ilaahay uga baryayaan inay isku waaraan ubadkhayr qabana kala helaan, aqalgalkoodana ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo
aamiin aamiin



Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo: Prof.Khadar Cabdi Khayre iyo Drs.Fadxiya Maxamed Nuur oo meherkoodu ka dhacay Hotel Rays ee magaalada Borama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback