Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa magacaabay Maareeye K/xigeenka Hay’ada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah ee NERAD ee Somaliland, kaasoo u magacaabay Mudane Axmed Muxumed Geelle “DACAR”.
Mudane Axmed Muxumed Geelle “DACAR”, ayaa kamid ahaa Aasaasiyaasii xisbiga Kulmiye isagoo lagu xasuusto inuu ahaa Mas’uulkii ugu horeeyay ee caasimada gobalka Awdal ee Boorama ku taaga Calanka Xisbiga Kulmiye oo xiligaasi ahaa xisbiga Mucaarad ah 9-sanno ka hor.
Digreerada lagu magacaabayay Mudane Dacar ee kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa u qorneed sida hoose



Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " M/wayne Siilaanyo Oo Magacaabay Maaree-ye Kuxigeenka Hay’ada Kahortaga Aafooy-inka Dabiiciga ah ee NERAD Ee S/land "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback