Boorama-(Lug)-Roobab lagu qaboobay, isla markaana hoos u dhigay xaalad abaareed oo ka dhalata jiilaal daba dheeraada ayaa ayaa labadii cisho ee u dambeeyey ka da’ayey magaalada daafaheeda iyo dhexdeedaba .
Boorama-(Lug)-Roobab lagu qaboobay, isla markaana hoos u dhigay xaalad abaareed oo ka dhalata jiilaal daba dheeraada ayaa ayaa labadii cisho ee u dambeeyey ka da’ayey magaalada daafaheeda iyo dhexdeedaba .
Weftigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, oo booqasho ku jooga dalka boqortooyada Ingiriiiska,
Boorama-(Lug)-Guud ahaanba xubnaha golaha deegaanka magaalada Boorama ayaa u badan kuwo aan ku lafa gurin kulamada ay isugu yimaadaan baahiya magaalada
Boorama-(Lug)-Xaflad lagu xusayey maalinta caalamku u aqoonsaday la dagaalanka tacaddiyada Carruurta kuna beegnayd 20kii Bishan balse hawlo farsamo dib
Boorama-(Lug)-Dhulgariir aad u xoog badan ayaa caawa abaaro 23:41 habeenimo ku dhuftay magaalada Boorama, dhulgariirkan ayaa socday muddo aan ka badnayn
Boorama-(Lug)-Gaadhi noociisu yahay Perlie oo ah gawaadhiga waawayn nooca loo yaqaan gaadhi faransiiska oo Koontarabaanka u qaada dalka Ethiopia ayaa saaka jiidhay oo dhulka dhigay dhigtii astaanta
Dhagaxdhigga dekeddu yaanu noqon dhagaxdhigii xukuumadii hore ee lagu turunturoon jiray” badhsaabka G/Awdal.
Marxuumad Xabiiba Cumar oo ahayd Xaaskii C/qani X.Abiibakar ayaa ku geeriyootay saaka magaalada Maka Al-Mukarama, marxuumada ayaa ka mid ahayd xujaydii sanadkan
Ottawa-(Lug)-Sida ay sheegayaan wararka ay helayso shabakada wararka ee Lughayanews waxa magaalada Boorame ka amba baxay wafti heer sare ah oo ka socday ururka ARDAA,
Boorama-(Lug)-Gaadiidka loo yaqaan Bajaajka ama Tigta ayaa indhawaaleba ka hawlgalayey magaalada Boorama kaasoo magaalada la keenay markii jid laami ah
Addis Ababa-(Lug)-Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa faahfaahin ka bixiyay nuxurka kulamo uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo la yeeshay madaxda dalka Itoobiya.
Boorama-(Lug)-Tartan balaadhan oo lagu dhiiri galinayay waxbarashada gabdhaha dugsiyada ee magaalda Boorama ayaa loogu tartamay qaab cilmiyaysan oo taariikhi ah,
Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha JSL Mudane: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciiil (Saylici) ayaa maanta soo saaray Digreeto uu ku magacaabay Ergo nabadeed
Boorama-(Lug)-Garoonka kubadda cagta inta badanna loo yaqaan Biroole ayaa hoy u noqday boqolaal ey ah oo habeenkii halkaa u hoyda kaddib markii albaabadii birta ahaa ee garoonkaasi laga goostay,
Boorama-(Lug)-Masuul ka tirsan xisbiga Kulmiye ee G/Awdal iyo Selel ayaa siyaasiyiinta goboladaasi usoo jeediyey inaan xil lagu raadin dibaatooyinka dhinaca horumarinta iyo noloshaba ka haysta dadka ku nool goboladaasi,
Eng. Axmed Musa Aw Aadan
Hooyo Nuura Raage Maxamed
DR.Maxamed Muusa Aw Aadan (Kadiye)
Waxa Dalka Ethiopia Si heer-sare ah loogu soo Dhaweeyey Weftigii Madaxweynuhu Hogaaminaayey ee Saaka ka duulay Madaarka Hargeisa, waxaana Weftiga ku sugaayey madaarka itoobiya