Archive for December, 2010
Posted in December 31st, 2010
Berbera-(Lug)- Alle ka u naxariistee Maydka laba nin oo baddu liqday maanta, ka dib markii ay u dabaal tegeen Xeebta Batalaale, ayaa laga helay Xabaalaha saadada oo 5km u jirta Batalaale, iyadoo weli la raadinayo maydka wiil dhallinyaro ah oo ay wada socdeen.
continue reading.....
Posted in December 31st, 2010
Hargeysa-(Lug)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Shacabka Somaliland Munaasibada Sanadka ee Milaadiga oo kawsanaysa maalinta Bari ah, waxaana uu Illaahay uga baryay in sanadkan sanadkiisa ku gaadhsiiyo
continue reading.....
Posted in December 31st, 2010
“Somaliland waxay xaq u leedahay inay iska difaacdo xadgudub kasta oo kaga yimaad maamulka Puntland, waxayna uga digayaan Puntland inay soo farageliso xuduudaha cirka, dhulka iyo badda Somaliland”
“Xisbiga KULMIYE wuxuu si dhaba ugu hawlgalayaa fulinta barnaamijkii xisbigu doorashada ku galay iyo ballanqaadyadii uu ummadda la galay”
“Madaxweynha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo wuxuu ka codsaday in […]
continue reading.....
Posted in December 31st, 2010
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa soo saaray degreeto uu si kedis ah ugu kala diray Guddigii Jaamacadda Hargeysa oo uu toddobaad uun ka hor u xilsaaray inay soo diyaariyaan xeer rasmi ah oo lagu maamulo jaamacadda.
continue reading.....
Posted in December 31st, 2010
Hargaysa-(Lug)-Madaxweyanaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Maanta kulan Balaadhan oo uu Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Guddida Cadaalada, Garsoorayasha Maxkamadaha iyo Xeer illaalinta Qaranka waxa uu
continue reading.....
Posted in December 30th, 2010
Lughaya (lug)- wararka ka imanaya degmada Lughaya ee xeebta Gobolka Awdal ayaa sheegaya in magaalada xarunta ah ee Lughaya barri jimcaha lagu qaban doono siyaaradii beesha Bahabar Muuse
continue reading.....
Posted in December 29th, 2010
Boorama-(Lug)-Wasiirka xannaanada xoolaha Axmed Xaashi Oday ayaa shalay ka qaybgalay xaflad loo qabtay hawlgelinta kawaanka xoolaha ee cusub, Munaasabaddan oo ay kasoo qaybgalay
continue reading.....
Posted in December 29th, 2010
Boorama-(Lug)-Ururka Dhallinyarada AYODA, kana hawlgala magaalada Boorama ayaa xaflad ku saabsan wacyigelin la xidhiidha daryeelka caafimaadka carruurta ku qabtay fagaare ku yaalla magaalada Boorama.
continue reading.....
Posted in December 29th, 2010
Boorama-(Lug)-Wasiirka xanaanada xoolaha Axmed Xaashi Oday ayaa sayladda xoolaha Boorama dhagax dhigay dhisme la doonayo in lagu daryeelo xoolaha loo iibkeeno suuqaasi .
continue reading.....
Posted in December 28th, 2010
Posted in December 28th, 2010
Posted in December 27th, 2010
Posted in December 27th, 2010
Boorama-(Lug)-Nadwadan oo ay si wada jir ah u soo agaasimeen Maamulka jaamacada Eelo iyo Gudida wanaag farista iyo xumaan reebista ayaa shalay ka dhacday hoolka dugsiga sare ee sh. Ali Jawhar ee magaalada Boorama.
continue reading.....
Posted in December 27th, 2010
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu Maanta soo saaray Digreeto Dhaqan-galka Xeerka Xuquuqul Aadamaha oo Number-kiisu yahay
continue reading.....
Posted in December 27th, 2010
Boorama-(Lug)-Masuuliyiinta isbitaalka Fiistula ee magaalada Boorama ayaa maanta sagootiyey haween ka kala yimi daafaha dalkii la odhan jiray Soomaaliya
continue reading.....
Posted in December 27th, 2010
Boorama-(Lug)-Masuulyiinta G/sool kaga jira Xukuumnadda Axmed Siilaanyo madaxdhaqameedyada iyo maamulka dawladda ee g/Awdal ayaa soo afjaray khilaaf ka dhashay gacan ka hadal afar maalmood ka hor
continue reading.....
Posted in December 26th, 2010
Posted in December 26th, 2010
Posted in December 26th, 2010
Posted in December 26th, 2010
Tacsi (lug)- dhammaan dadkan hoos ku qoran oo kala jooga Somali Land gudaheeda iyo dibaddeedaba ayaa waxa ay tacsi u dirayaan ehelladii, qaraabadii
continue reading.....
Posted in December 25th, 2010
Boorama-(Lug)-Agoon iswaydaarsi cilmiyaysan oo lagu gorfaynayay diinta islaamka iyo waxa ay ka qabtogudniinka ficooniga ah ayaa mudo 3 maalmood ah
continue reading.....
Posted in December 25th, 2010
Boorama-(Lug)-Wafdi ka kooban masuuliyiinta dhinaca amniga iyo ismaamulka dawlad goboleedka Soomaalida Itoobiya ee Degmada Aw Barre iyo kuwa ka socday maamulka Boorama
continue reading.....
Posted in December 25th, 2010
Boorama-(Lug)-Wafdi ka kooban masuulyiinta beesha Dhulbahanate kaga jira golayaasha qaranka ayaa shalay ku waaberiistay Boorama .
continue reading.....
Posted in December 25th, 2010
Boorama-(Lug)-Xoghayaha fulinta maamulka G/Awdal Cabdilaahi Xuseen Aare ayaa maanta aqoon isweydaarsi ku saabsan aragtida diinta islaamku ka qabto gudniinka fircooniga ka furay Hutel Rays ee magaalada Boorama .
continue reading.....
Posted in December 25th, 2010
Boorama-(Lug)-Hayada wadaniga ah ee Sohura ayaa gaadhsiiyay lacago dayn ah dumarka gacasatada ah ee ku dhaqan magaalooyinka tirsan gobolada Awdal iyo Salal
continue reading.....