Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Ahna Ku-simaha Madaxweynaha JSL Mudane: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu Tacsi u dirayaa isaga oo ku hadlaaya Magaciisa iyo ka Qarankan JSL, Qoyskii, Eheladii uu ka Geeriyooday MARXUUM CABDINUUR WARSAME ALLAALE oo ahaa Taliyihii Dugsiga Tababarka ee Sheekh oo ku geeriyooday Degmada Sheekh.
Marxuumka oo lagu Aasay Degmada Sheekh Maalinta oo Salaasa ah Taariikhduna tahay 30/11/2010
Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Ahna Ku-simaha Madaxweynaha JSL wuxu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka siyo, Qoyskii, Eheladii, iyo Dhamaan Shacab-ka Reer Somaliland ee uu ka geeriyooday Marxuumkuna samir iyo Iiman ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " M/Weyne Ku-Xigeenka JSL Ahna Kusimaha M/Weynaha Md.C/raxmaan Saylici Oo Tacsi U Diray Qoyskii, Eheladii Uu Ka Geeriyooday Marxuum Cabdinuur Warsame Allaale Oo Ahaa Taliyihii Dugsiga Tababarka Ee Sheekh Oo Ku Geeriyooday Degmada Sheekh. "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback