tacsi1.jpgTacsi (lug)- dhammaan dadkan hoos ku qoran oo kala jooga Somali Land gudaheeda iyo dibaddeedaba ayaa waxa ay tacsi u dirayaan ehelladii, qaraabadii iyo bulshadii uu ka tegey alle ha u naxariistee Suldaan Muuse Cabdi Adan  (Sul.Foodcadde) oo xalay 10 kii habeennimo ku geeriyooday magaalada Garbodadar ee xarunta degmada Garbodadar ee gobolka Selel, waxayna ilaahay uga baryayaan marxuumka inuu jannadii firdowsa ka waraabiyo dhammaan qoyskii, ehelladii iyo bulshadii uu ka baxayna sabir iyo iimaan ka siiyo. aamiin aamiin.
tacsi1.jpg

waxa tacsida diraya:

Boqor Cismaan Barkhad Xirsi (boqor Buurcad)
 Naftii hure Maxamad Cismaan Hufane
Dr. Cali Ibraahim Baxar
Xaaji Cismaan Ducaale Dirir
guddoomiye Aadan Faarax Xasan (Aadan Jacayl)
Maxamad Barre Seed
Eng. Cabdi Razaaq Badar Yoonis
Xaaji Haybe Ciise Dhameeye
Maxamad Cali Ducaale
Prof. Ibraahim Sh. Xaamud Cige
Prof. Faysal Maxamuud Dhabarsacle
Xasan Xuseen Carab
Eng. Muscab Xirsi Cali
Sul. Siciid Muxamad Cali
Cabdi Cawaale Hande
Cismaan Shide Cawaale
Ramadaan C/laahi Gaxshani
Xaaji Cisman Ibraahim Baxar
C/Shakuur  Xaaji Maxamad Badar
C/Qani X. Maxamad Badar
Cumar Siciid Badar
C/Fataax Badar
Sulaiman Muuse Cilmi
Cabdoo Ibraahim Diiriye
Cabdi Rashiid Xirsi Cali
Cabdi Cabdillaahi Cilmi (Kalluunle)
Cisman Aadan Abtidoon iyo xaaskiisa Caasha C/laahi (Kalluunle
Basra C/Laahi Kalluunle
Faysal Ibraahim Cilmi (Kingkong)
Ismaaciil Cilmi Caynaan
Maxamad Axmad  Cindi
Sh. Rooble Aadan Warsame
Sh. Maxamad Yuusuf  (Shariico)
Sh. Daahir Axmad Araye
Axmad Barkhad Xirsi
Guuleed Cabdi Xasan
Xuseen Cismaan Cilmi
C/laahi Cismaan Cilmi
Cabdi Raxmaan Warsame Cindi
Cumar-Ziyaad Muumin Caarre
Xuseen Muuse Cilmi
  Mustafe Muuse Bashiir
Nuuur Cabdi Meeke
 Daahir Bulaale Meeke
 Yasiin Bulaale Meeke
 Rabiile Bulaale Meeke

 

Suleiman Muse Elmi
elmi_lion@hotmail.com