Hargeysa-(Lug)-wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, Cabdirisaaq Maxamed Ibraahim ayaa shaaca ka qaaday in wasaaradu ay ku guulaysatay in ay keento qalab uu sheegay in uu isku wada xidho doono dhamaan shirkadaha ka hawl gala dala oo dhan, isla markaana ay rakibi doonaan dhawaan.
Hargeya-(Lug)-Xaaji C/kariim Xuseen (Cabdi Waraabe) oo ka mida odayaasha ruug cadaaga ah ee ugu da’da weyn xildhibaanada labada gole Baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiilada ayaa shalay shirkii jaraa’id ee kooxda Mooshin ku dirirka golaha wakiilada ay ku qabsadeen Hotel Baar Xaraf ku dhex- dhacay
Hargeysa-(Lug)-Wasaaradda beeraha ee Somaliland ayaa maanta sheegtay in ay ku guulaystay bariis laga beeray deegaano ka tirsan gobolada dalka, bariiskaas oo la mid ah noocyada laga isticmaalo caalamka.
Hanbalyo (lug) Dhammaan shakhsiyaadkan hoos ku xusan oo kala jooga USA, Borama, Saylac iyo Garbodadar ayaa waxa ay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan mudane Suleiman Muuse Cilmi iyo Luula Siciid Badar oo uu meherkoodu ka dhacay
Boorama-(Lug)-Maamulka dawladda Hoose ee boorama ayaa maanta bilaabay hawlgallo lagu sumanayo tobanaan ka amid ah eyda buuxdhaafisay magaalada isla markaana khatar dhinaca caafimaadka ku hayey dadweynaha .
Boorama-(Lug)-Ciidamada ammaanka ee magaalada Boorama ayaa ilaa maanta ku hawlanaa qabqabashada qaar ka mid ah dhallinyarada magaalada oo lagu tuhunsanyahay inay xaalad ammaandarro ah xalay ka abuureen magaalada kaddib markii ay isku dhaceen .
Ohio-(Lug)- Maalintii Isniintii ayaa nin Maraykan ah ku weeraray gabadh soomaaliyeed iyadoo doonaysay inay ku tukato masaajid ku yaala magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee wadanka Maraykanaka.
LONDON-(Lug)-Duco uu Duceystay nin muslim ah oo Diyaarad ka raacayey garoonka Heathrow Airport ee magaalada London ayaa sababtay in diyaaradaa dib loosoo fadhiisiyo isla markaana baadhitaan xoog leh lagu sameeyo ninkaa muslimka ah oo illaahiisa beryaayey inuu safarkaa ku bad baadiyo, Ninkaa ayaa ka Raacay garoonkaa diyaarad ay leedahay shirkada diyaaradaha ee Air Malta,
Hargeisa-(Lug)-Wasiirka Wasaarada Caddaalada Somaliland Prof Ismaaciil Muumin Aare ayaa maanta shaaca ka qaaday in la dhawro Xuquuqda qofka Muhaajirka ah, isla markaana waxa uu tilmaamay in Muhaajiriintu ay yihiin wax adduunka oo dhan ka jira oo xilli walba la arki karo, kuwaasoo uu sheegay inay ku kelifaan Tahriibta Duruufo dhaqaalle xumo.
Hargeysa-(Lug)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa saaka soo kormeeray xarunta wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ee magaalada Hargeysa.
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka arimaha dibedda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa booqasho ugu ambabaxay xarunta dalka Ethiopia ee Adiis-ababa.
Booqashadan uu ugu kicitimay dalka Itoobiya Wasiirka arimaha dibeda Somaliland, ayaa lagu sheegay u jeedadeeda inay
Hargeysa-(Lug)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland, isla markaana ah Guddoomiye-ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa markii ugu horreysay qiray in xisbigoodu shakhsiyaad gacanta ugu jiray muddadii ay xilka hayeen, isla markaana aannay bulshadu wax talo
Hargeysa-(Lug)-Madaxweyne ku xigeenka C/raxmaan C/laahi Saylici ayaa sheegay inaanay xukuumadu marna ogolayn in shirguddoonka golaha wakiilada lagu rido tiro ka yar 55 cod ee xeer-hoosaadka golahaasi dhigayo, isagoo intaa ku daray in Mushaharkii xad dhaafka
Hargaysa-(Lug)-Madaxweyne-kuxigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-gely xaflad balaadhan oo xadhiga laga jaray ilaa 10 saldhig oo ay haya’da Save The Children ay ka Hir Gelisay Qaar Kamid Ah Saldhigyada Booliska Ee Somaliland, loguna tallo galay caruurta Khilaafta sharciga
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyihii ugu horeeyay ee golaaha wakiilada Somaliland ee shirkii Boorame lagu soo dhisay 1993-kii Xukuumaddii marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Axmed Cabdi Xaabsade ayaa uga digay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole inuu ku soo xad-gudbo xuduuda Somaliland gaar ahaana Sool iyo Sanaag.
Borama-(Lug)-Guddoomiyaha Bank-ga dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi iyo Qasnajiga guud ee Bank-ga dhexe Cabdi Guuleed ayaa booqasho howleed oo ay ugu kuur-galayaan howlaha Bank-ga Boorama ku yimid magaalada Boorama.
Aabo Cabdiraxmaan Muumin Obsiiye
Raxma Cabdiraxmaan Muumin
Mustafe Cabdiraxmaan Muumin
Xaaji Cabdiraxmaan Muumin
Ayaanle C/raxmaan Muumin
Hoodo Maxamed Xasan (Nasiib)
Boorama-(Lug)-Wararka ka imanaya degaanada Lugahaya iyo Cabdi Geeddi ,kana kala tirsan gobolka awdal ,ayaa la sheegeyaa in dhulkaasi lagu arkay ugaadhsato carbeed oo hawlo ugaadhsi u gaafwareegaya degaanadaasi .
Saylac-(Lug)-Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Md Cabdi Dirir Cabdi, ayaa maanta booqashadiisii ugu horeysay intan iyo muddadii uu xilka baanka hayey ku tagay xarunta gobolka Selel ee magaalada Saylac.
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka Maaliyada Eng Maxamed Xaashi Cilmi, oo dabayaaqadii bishi hore ee November 2010-ka socdaal caafimaad ugu kicitimay dalka Jabuuti, ka dib markii uu si kadis ah ugu soo booday xanuunka loo yaqaano oof wareenka oo todobaadkii hore