Boorama-(Lug)-Xubin ka tirsan Salaadiinta G/Awdal ayaa xukuumadda ugu baaqay inay dhaqaajiso maamulka g/Awdal iyo kan Boorama oo uu ku tilmaamay mid gebi ahaanba curyaansan isla markaana aanay ka jirin sharci iyo kala dambayn .
Boorama-(Lug)-Xubin ka tirsan Salaadiinta G/Awdal ayaa xukuumadda ugu baaqay inay dhaqaajiso maamulka g/Awdal iyo kan Boorama oo uu ku tilmaamay mid gebi ahaanba curyaansan isla markaana aanay ka jirin sharci iyo kala dambayn .
Boorama-(Lug)-Waxa beryahanba qaylo dheer laga maqalayaa qaar badan oo ka mid ah saxaafadda ama wargeysyada Hargeysa kasoo baxa kuwaasoo tiradoodu kor u dhaafaysoo ilaa sideed wargeys,
Fadhigii maanta oo ay Bishu Tahay 27/01/2011 ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay Qasriga Maxadtooyada JSLGudoominaayeyna Madaxweyanha JSL Mudane Axmed
Dhammaanba dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,qaraabadii iyo eheladii u kageryoday Marxuum Yuusuf Caddaawe Nuur
Muddooyinkan dambe waxaa soo ifbaxaya dhawaaqyo kasoo yeedhaya masuuliyiin xukuumadda ah iyo shakhsiyaad siyaasiyiin ah oo u dhashay Somaliland.
Aabo Maxamed Daahir Dhawal
Edo Ramla Axmed Cabdilaahi
Sahra Maxamed Daahir
Dhamaan Bahda Lughayanews meelkasta oo ay joogaanba waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii, qaraabadii iyo ehelkii uu ka tagay Marxuum Yuusuf Cadaawe Nuur.
Borama (lug)- barri arbacada oo ay bisha January tahay 26 ayaa deegaanka Aasho caddo ee galbeedka magaalada Borama lagu caleemo saari doonaa mudane Cabdi Sul.Guray Nuur si uu noqdo suldaanka beesha Jibriil Yoonis
Boorama-(Lug)- Magaalada qulujeed ayaa shalay si rasmi ah loogu doortay hoggaamiye dhaqmeed ay yeelan doonaan ardaayada beesha J/yoonis (samarroon).
Quljeed-(Lug)-Abiib Cilmi Wabar oo deggan dalka Maraykanka ayaa maanta loo doortay inuu nuqdo suldaanka beesha Jibriil Yoonis - Samaroon si uu u buuxiyo mansabkii uu kal hore ka geeriyooday
Aabo jamac Madar Dhinbil
Hooyo Dhuux Qaabil suldaan
Deeqa Xasan warsame iyo qoyskeeda
Hargeysa-(Lug)-Wasiir-ku-xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Cali Xaamud Jibriil iyo Cali Maxamed Cali, ayaa been abuur ku tilmaamay war dhawaan
Hargaysa-(Lug)-Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa shalay golaha wasiirrada u gudbisay odoroska miisaaniyad sannadeedka 2011 ee xukuumadda dhexe, kaas oo sida la sheegay miisaaniyaddii sannadkii hore ka badan 45% .
Boorama-(Lug)-Isbadalka xukuumadi cusub ayaa ah mid gabalka u riday guud ahaanba gobolka awdal kaasi oo ay dadwaynaha reer awdal ay ka caga jiidayaan marwalba tan iyo intii kadanbaysay maalintii ay la wareegeen