Fadhigii maanta oo ay Bishu Tahay 27/01/2011 ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay Qasriga Maxadtooyada JSLGudoominaayeyna Madaxweyanha JSL Mudane Axmed
Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa lagu Go’aamiyey in Korordhsiimada Mushaharka Shaqaalaha iyo Ciidamada uu ka Bilaamayo Bisha January ee Sannadka 2011, Korodhsiimo iyo Bixinba.
Waxaanu Go’aanka Goluhu Amrayaa in hay’adaha Ku shaqada leh Go’aankan Fulintiisu ay sidiisa ugu Dhaqmaan.
ALLAA MAHAD LEH
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " M/Wayne Siilaanyo Iyo Golihiisa Wasiirada Oo Kulankii Maanta Ku Dhaqan Galiyay Korodhsiimada Mushaharka Shaqaalaha Iyo Ciidamada "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback