Waayadaaan dambe waxaad moodaa dadka muslimiinta ah in ay ka tageen kitaabkii quraanka ahaa. Umadda muslimiintu haday ay u noqon lahaayeen kitaabka quraanka way liibaani lahaayeen,
Waayadaaan dambe waxaad moodaa dadka muslimiinta ah in ay ka tageen kitaabkii quraanka ahaa. Umadda muslimiintu haday ay u noqon lahaayeen kitaabka quraanka way liibaani lahaayeen,
Borama-(Lug)-Ururka wadaniga ah ee SISO ayaa soo agaasimay kulan lagaga hadlayay sidii wax looga qabanlahaa nadaafada magaalada boorama iyo guud ahaanba dalka oo dhan, waxaana madashaasi lag falan qeeyay umuuro kala duwan oo ku saabsan wax ka qabadka nadaafada guud iyo bilicda magaalada.
Boorama-(Lug)-Maamulada gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaad mooddaa inay weli ka muuqataa kala daadsanaan, khilaafyo, shaki ku kala dhex jira masuuliyiinta cusub ee loo magacaabay iyo kuwii hore usii joogay halkaasi .
Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin oo kala jooga Dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxay hanbalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin hawada u marinayaan :-.
Qulujeed-(Lug)-Wararka ka imanaya magaalada Qulujeed ee degaanka Boorama, isla markaana uu shirweyne uga socday beesha J/yoonis ayaa la filayaa in 24ka saacadood ee soo socda lagu kala dareero,
Boorama-(Lug)-Daahir Muuse Subagle oo ah gudoomiye ku xigeenkii hore ee deg. Boon, ayaa beeniyay maqaal lagu daabacay Joornaalka Waaheen cadadkiisii 438
Xarumaha Warbaahinta Dano Ayaa Loo Samaystay….. Reer Awdalna Waxa Ay Maanta Yihiin Daba Socod Ilaa Inta…..
Boorama-(Lug)- Masuuliyiinta Golaha degaanka Boorama, hiliblayaasha magaalada iyo xubno ka tirsan ganacsatada gacanta ku haysa kawaanka cusub ee hilibka ee Boorama dhawaanta laga furay
Mudooyinkii hore waxaan dhawraynay nabada wada dhalashada hadii ay garan waayeen nabada lagu wada daaqayo maanta laga bilaabo lawada daaqi maayo oo waxaa uu noqon dhul dadleeyahay….” Caaqil Muuse Ceelaabe
“Ninka sheeganaya in lagu caleemo saarayo Lughaya, waxaan leeyahay miyaanad ahayn kii shalay noo ahaa maxbuuska ee gacantayada ku jiray…” Caaqil Muuse Carab Dugsiiye.
Ottawa-(Lug)-Waxaa markay bishu ahayd jan.08-2011 lagu qabtay magaalada Ottawa xaflad aad u balaadhan oo lagu tageeraayay madaxwaynaha dalka djibouti Ismail Omer Geelle
DHammaanba qurba joogta Beesha Bahabar Muusa ee deggan dalka Canada waxay hambalyo udirayaan Suldaanka Cusub ee ay beeshaasi kusoo doortay dhawaan degmada Lughaya Suldaan Abshir Muxumad Ducaale
Ottawa-(Lug)-shirkan oo looga hadlaayay saansaan colaadeed oo lasheegay inay kajirto bariga degmada lughaya taasoo ka dhalatay suldaan lasheegay inuu kasoo jeedo bariga degmada gabilay oo la doonaayey in lagu caleemo saaro degmada lughaya kasoo loo diiday.
Borama-(Lug)-Raxan dadwayne ku gaashaaman gaadiid una socday inay ku caleemo saaraan suldaan deegaanada lughay ayaa ay suuro gal u noqon waydayin ay ku caleemo saaraan suldaankooda deegaanada lughaya.
Boorama-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa maanta laba Wasiir oo ka mid ahaa Golihiisa Wasiirada xilka ka qaaday, kuwas oo kala ahaa Wasiirkii hore Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dr. Maxamed Yaasiin Xasan