Boorama-(Lug)-Maxkamadaha magaalada Boorama ayaa mar kale waxa hadheeyey muran ka dhashay caruur ay sheeganayaan waalidiinta qoys ama qoysas, mid kastaana doonayo in loo soo wareejiyo carruurtaasi .
Buuhoodle-(Lug)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta si rasmi ah xoriyadoodii dib ugu soo celisay 42 ka mid ah maxaabiistii lagu qabtay dagaaladii kala dambeeyay ee ka dhacay deegaanka Kalshaalle,
Hargeysa-(Lug)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta dalka ka mastaafurisay Gunter Bischoss, Jarmal ah oo ku xidhnaa xabsiga Mandheera ka dib markii lagu helay inuu faafiyay sawiro dhaqan xumo ah
LOWYACADO – Beelaha Reer Maxamed, Maxad Case waxay digniin u gudbinayaan xukuumada Somaliland in ay amniga muwaadin Maxamed Yuusuf Odawaa Aleel ay khalkhal galiso iyo xuquuqdiisa muwaadin nimo oo ah inuu helo maxkamad cadaalad ah oo amar aan la cadayn karin ee arinta ONLF danbigeeda ku oogta qof maqan kuna xukunta 16 sano – Wadanka […]
Boorama-(Lug)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay hawl biyo dhaamin ah ka biloday degaanno ka tirsan G/Awdal oo ay biyo yaraani soo waajahday .
Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka kooban 16 Xubnood oo ka kala Socda wadamada
Bismillaahi Raxmaani Raxiin, marka hore waxan tacsi u dirayaa cidkasta oo uu khasaare ka soo gaadhay dagaalada ka dhacay Deegaanada Buuhoodle, waxaanan baaq nabadeed u jeedinayaa cid kasta oo faraha kula jirta.
Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID wuxu xukuumadda ugu baaqayaa inay dagdag u fuliso go’aankii ay ka qaadatay arrinta kalshaale lana aaso barkadihii khilaafka dhaliyey.
Boorama-(Lug)-Munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu sabootinayo qoraaga da’ada yar ee udhashay gobolka Awdal kaasi oo dhawaan uu ku soo bandhigi doono
Boorama-(Lug)-Gobolka Awdal ayaa la ogaaday inay ka shaqeeyaan ugu badnaan shan hay’adood oo ka mid ah hay’adaha dawladda, iyadoo dhinaca kalena badi xafiisyadii dawladda ee shaqayn lahaa dad shicib ahi isku haystaan .
Hargeysa-(Lug)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Cilmi Rooble Furre (Kabaal) ayaa sheegay in ciidanka Boolisku hawl gal balaadhan oo ay xalay ka fuliyeen magaalada Hargeysa
Dhamaan qoyska reer Muxumed Aadan iyo hooyadood waxay hanbalyiyo bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayaan arooska, boqorka Cabdalle Cali Yuusuf iyo boqorada Sucaad Aadan Nuur
Djibouti-(Lug)-Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxa ay Hambalyo iyo bogaadin aan la koobi karin gaadhsiinayaan Ahmed Abiib Rooble iyo boqorada Faadumo Camir Warsame
Boorama-(Lug)-Xaalad ba’an oo abaareed iyo waliba biyo la’aaneed ayaa isu soo taraysa deegaanda ku teedsan xeebaha galbeed ee gobolada Awdal iyo Salal kuwaasi oo ah
Fardaha-(Lug)- Wararka ka imanaya magaalada Fardo-Lagu-Xidh ayaa lagu soo waramayaa in dhawaan ka dilaaceen shuban halis ku haya dadwaynaha ku dhaqan deegaandaasi