Gabboose waxuu la yimiday Gebilay tii uu ka sameeyay Boorame ee uu beelaha iskaga hor keenay inuu arrimaha gobolkayaga dumar kala tashadana ka yeeli maynno”..
Gabboose waxuu la yimiday Gebilay tii uu ka sameeyay Boorame ee uu beelaha iskaga hor keenay inuu arrimaha gobolkayaga dumar kala tashadana ka yeeli maynno”..
Nuur Aden Shirdoon iyo Xaaskiisa Canab Cali X. Daahir
Wariye Cabdale Cali Yuusuf iyo Xaaskiisa Sucaad Aadan Arbe
C/fataax Jaamac Xaashi
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka kooban 6 Xubnood
Boorama-(Lug)-Cid kasta oo reer Somaliland ahi way ogtahay meesha la marinayo xukuumaddii dadweynaha Somaliland sugayeen tobansonao kudhawaadka, isla markaana u doorteen xisbiga Kulmiye
Dhamaan arday dugsiga sare AL AQSA SECONDARY SCHOOL waxay Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Xaliimo Sh.Jaamac Maydhane oo ku geeriyootay Boorama
Johannesburg-(Lug)-Shan nin oo u dhashay wadanka south Africa oo ku eedeysanaa dil iyo dhac u geysteen labo wiil oo soomaali ah ayaa maanta la horkeenay maxkamad magaalada Johannesburg ee gobalka qauteng.
Ma Reer Awdal Baan dooran , Mise Kuwii la dooran jiray bayna ahayn, Mise abaal ka darkay asal u leeyihiin.
Boorama-(Lug)-Mid ka mid ah Salaadiinta g/Awdal ayaa sheegaqy in xaaladda nololeed ee dadka iyo duunyada ku nool degmada Lughaya ay marayso meel aad xun kaddib abaaro saameeyey nolosha dadka iyo duunyada deegaankaasi .
Boorama-(Lug)-Machadka barashada diinta islaamka iyo Luqada Carabiga ah ayaa Boorama looga furay dhisme qabyo ah oo uu hawlihiisa ka fulin doonto .
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Galabta kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Wefti ay Hogaaminayso
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib markii oo soo dhamaystay socdaal shaqo
Hanqadha-(Lug)-Shabakadda wararka ee Lughaya News ayaa ogaatay in ay jiraan saraakiil u dhalatay dalka China oo si sharci darro ah u gurata macdan laga helo buuraylada Hanqadha ee u dhaxaysa degmooyinka Baki iyo Garbo-dadar,
Hargaysa-(Lug)-Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay war sheegayay in Madaarka Caasimadda ee Cigaal International Airport laga bedelay magaca, sida lagu faafifay wargayska Waaheen,
Taariikhdu ma duugowdo ee xasuus wanaag iyo xumaanba leh ayey isku soo celcelisaa (History Repeats It self); waxaana lagu kala xusaa farxad iyo murugo kolba Xaladdu midda ay tahay.
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Caawa kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Wefti ka socda Wadanka Ingriiska oo ka koobna Ganacsato iyo Maal-gashadayaal.
Hargaysa-(Lug)-Waxa habeen hore fiidkii ka dhacay Hotel Kaah ee magaalada Hargysa kulan uu soo qaban qaabiyay wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland Dr Mohamed Abdi Gaboose kulankaasi oo uu isugu yeedhay
Boorama-(Lug)-Xildhinaabada golaha deegaanka ee demgada Baki ayaa walaac ka muujiyaay kalfadhi la’aan lasoo gudboonaatay golaha deegaanka ee dagmadaasi waxaanay sheegeen
Boorama-(Lug)-Xubin ka tirsan masuuliyiinta ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo deggen Boorama ayaa sheegtay in khilaafka hadheeyey beelaha reer Awdal aanu u keeni doonin horumar