Boorama-(Lug)- Qaybo ka mid ah dadwaynaha magaalada Boorama ayaa xalay saqdii dhexe ku ambabarey sawaxanka iyo dhawaqa caagadaha iyo foostooyinka biyaha lagu dhaansado
Boorama-(Lug)- Qaybo ka mid ah dadwaynaha magaalada Boorama ayaa xalay saqdii dhexe ku ambabarey sawaxanka iyo dhawaqa caagadaha iyo foostooyinka biyaha lagu dhaansado
Boorama-(Lug)-Anigoo ka mid ah hogaamiye dhaameedyada beelaha dirka ee reer Jabuuti balse deggen Somaliland, gaar ahaanna G/Awdal ee Boorama, waxaan dadweynaha reer Jabuuti ee deggen Somaliland
Hargeysa-(Lug)- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa cod gacan taag ah ku meel mariyay xeerka soo daabicidda noodhka lacagta shanta kun iyo kunka shilin ee lacagta shilinka Somaliland.
Mamulaha Shir. Telesom,Borama C/qaadir Aadan Nuur
M/K./Xig. Shirkada ee Boorama C/raxmaan Maxamud jamac
Sheekh. Deeq Cabdi Xasan
Statement on Counter-piracy
RSL/P/PS/143-426/032011 29/03/11
Somaliland adopts a proactive policy against the piracy. We have successfully convicted over sixty pirates who had been found guilty of committing sea crimes in our international territorial water who are now serving prison sentences.
Hargeysa-(Lug)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta beesha caalamka u soo bandhigtay furitaanka Jeelka weyn ee caasimada Hargeysa, oo dhawaan dib loo furay, waxaana xaflad labaad maanta loogu sameeyay Huteelka Ambassador ee Hargeysa,
Hargeysa (Lug)- Wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo guriyeynta Somaliland Md. Siciid Sulub Maxamed, ayaa ku dhawaaqay shalay inuu diyaar u yahay sidii uu isaga oo dhex sharrixi lahaa xisbiga mucaaridka ah ee UDUB,
Boorama-(Lug)-Maayarka Boorama ayaa saaka ka badbaaday shil baabuur oo ka dhacay Gebiley iyo Arabsiyo dhexdooda, wararka ay Lughayanews
Boorama-(Lug)-Somaliland waxay ka mid noqotay meelaha dadyowga geeska Afrika kaga soo firxadaan xasiloonidarada, shaqo la’aanta iyo baahida nololeed ee ka taagan degaanada ay jaarka la tahay
Golaha Wasiirada ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa Fadhi aan caadi ahayn oo uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku yeeshay ku ansixiyay dib u habayn hal mashruuc sharci
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Golaha Wakiilada Somaliland dib ugu soo celiyay xeerka Gobolada iyo degmooyinka oo ay hore labada aqal ee Baarlamaanka (Wakiilada iyo Guurtidu) u ansixiyeen.
Shir ay isugu yimaadeen Guddida Fulina Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka (UCID) maanta oo ay taariikhdu tahay 26/03/2011waxay soo saareen warsaxaafadeedkan soo socda.
Boorama-(Lug)-Wasiirada Shaqada & Arimaha Bulshada S/L Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo oo mudo kooban qaatay waxey ku timid magaalada Boorama.
Faallo-(Lug)-Waxa indhawaaleba isasoo taraya habdhaqanka masuuliyiinta dawladda cusub qaarkood u adeegsanayaan gaadiidka dawladda ee loo siiyey inay ugu adeegaan danta guud iyo tan qarankaba,
Aabo Cusmaan Caateeye Faahiye Iyo Caruurtiisa Kala Ah
Naciima Cusmaan Iyo Saygeeda Mohamed Bariyo
Ixsan Cusmaan Iyo Saygeeda Mohamed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland md. Axmed Max’ed Max’ud ( Siilaanyo ) ayaa qasriga madaxtooyada kulan kula yeshay wafti uu hogaaminayo ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Amp. Aogustine Mahiga.
Boorama-(Lug)-Munaasabada lagu xusay maalinta TB-da Aduunka oo ku beegan 24ka bisha March ee sanadkasta ayaa lagu qabtay xarunta cisbitaalka TB-da Anallina ee Magaalada Boorama.
Boorama-(Lug)-Dood-saxaafadeed uu soo qabanqaabiyay xafiiska u qaybsan arimaha Jinsiga hayada World Vision ayaa manta lagu qabtay magaalada Dilla,
Ottawa-(Lug)-Iyadoo ay waxyar ka dib la doonayo in lagu dhaqaaqo dhismaha dekeda cusub ee ladhisayo dekada Lughaya ayaa waxa isa sootaraya ololaha iyo wacyi galinta loo jedinayo dhamaanba dadka qurba joogta
Hargeysa-(Lug)-Guddidii ka soo tallo-bixinta furashada ururada siyaasada, ayaa sheegay inay gudo galayaan daraasado iyo rayi ururin ay ka samaynayaan gobolada dalka, si ay u ogaadaan
Faallo-(Lug)-Dadweynaha Somaliland ayaad u qaadan kartaa inay yihiin dad waddaniyiin oo ka fikira mustaqbalka dadkooda iyo dalkooda, hase yeeshee marmarka qaarkood ayaad is odhanaysaa dadkani malaha maaha kuwaad ogeyd,