Boorama-(Lug)-Cabsi iyo walwal laga muujiyyay mustaqbalka biyaha ee magaalada Boorama ayaa manta hadheeyay munaasabadii loogu dabaaldagayay xuska maalinta biyaha Aduunka
Boorama-(Lug)-Hadii ay ka gaabsadeen cida uu u dhexeeyo masuuliyiinta kawaanka casriga ah ee dhawaan laga furay duleedka w/bari ee magaalada Boorama
Hargeysa-(Lug) -Ciidamadda Bileyska Somaliland oo uu hogaaminayo Taliyaha Guud ee Ciidanka Bileyska Cilmi Rooble Furre ayaa Shalay Faras magaalaha Caasimada Hargeysa
Hargaysa-(Lug)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay in mawqifka xukuumadda Somaliland ee ku wajahan furashada ururada siyaasadda
Dhamaan dadka hoos ku xusin waxay hambalyo u diriyaan iyo bogaadin u dirayaan meherka Boqor: C/raxmaan Muumin Aadan iyo Boqorada: Filsan Faarax Bile oo meherkoodu ka dhacay Rays hotel ee magaalada Borama.
Ma Jiraan Habacsanaan Dhinac Ciidanka Ah Balse Degaanka Dilla, Lughaya Ilaa Almis Waa……Taliyaha Ciidanka Booliska Gob. Awdal
Ummadeenu Hada Way Kala Qaybsan Tahay, Waxaana Kala Qaybiyey Saddexdan Xisbi ,Wax Ka Badan Ma Qaadi Karno” Abwaan Hadraawi
Boorama-(Lug)- Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) ayaa aragtidiisa ku wajahan furista ururadda siyaasada ka hadlay, waxaanu sheegay in wakhtigan dalku aanu qaadi karin ururo Siyaasadeed, taas oo ku tilmaamay inay shacbigu ku kala qaybsami doonaan
April 18, 1906, San Francisco
Waqtigu waxa uu ahaa 5:12 am, magaalda San Francisco waxa ku dhuftay dhulgariir lagu qiyaasay7.8 Richter scale. Dhulgariirkan waxa uu dhulka dhigay 80% magaalda oo dhan waxana uu dumiyay 300 000 oo guri. waxana ku dhintay dad lagu qiyaasay 3000oo qof.
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa shalay Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay 20-ka xubnood ee Gudida ka soo tallo- bixinta furista Ururada Siyaasiga
Boorama-(Lug)-Magaalada Boorama ayaa markii ugu horreysay waxa laga hawlgeliyey kawaan cusub oo loogu talogalay gawraca xoolaha, Furitaanka ama hawlgalka kawaankan
Madaxweynaha JSL Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yaeeshay Gudoomiyey-yaasha Gobollada Dalka