Madaxwayne ku xigeenka JSL ahna ku simaha Madaxweynaha JSL Mudane, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu Hambalyo u Dirayaa Dhammaan Shaqaalaha Dawlada iyo Kuwa aan Dawliga ahaynba
Madaxwayne ku xigeenka JSL ahna ku simaha Madaxweynaha JSL Mudane, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu Hambalyo u Dirayaa Dhammaan Shaqaalaha Dawlada iyo Kuwa aan Dawliga ahaynba
Madaxweynaha JSL Mudane, Ahmed Mohamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa jaaliyadda Reer Somaliland ee dalka Kuwayt uga mahad-naqay soo dhaweynta iyo billad ay gudoonsiyeen ka dib markii habeenkii xalay 29/04/2011
London-(Lug)-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay Wasiirka Wasarada Beeraha S/land Prof. Farax Cilmi Mahamud {Geedoole} Habeenkii Khamiista ahayd ee la soo dhaafay
Boorama-(Lug)-Muwaadin Ibraahin Aamin Gadiid ayaa ku xidhan xabsiga magaalada Hargaysa maalintii saddexaad. ibraahin aamin gadiid waxa uu kamid yahay masuuliyiinta dawlada gaar ahaan wasaarada waxbarshada iyo tacliinta
Boorama-(Lug)-Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye (Sanbuurag) ayaa maanta ciidamada Booliisku ka qabteen Gurigiisa hootana ku sugan saldhiga dhexe ee magaalada Boorama.
Ma Awoodo D/Hoose Inay Dadka Marwalba La Hadasho….Saxaafada Ayaanan Ka Rabnaa Inay….Maayarka Boorama
Boorama-(Lug)-Waxa magaalada Boorama ku sugan W/Ku/Xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mud. Cali Xaamud Jibriil, masuulkan ayaa waxa
Madaxwayne ku xigeenka JSL ahna ku siamaha Madaxweynaha JSL Mudane, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta magacaabay guddi heer qaran ah, oo agaasinta u diyaar garowga sannad guurada 20-aad
Ra’isal Wasaare Ku xigeenka Dawladda Kuwayt ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Sheekh Dr. Maxamed Sabax Al Salam Al Sabah ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigiisa.
ninka 20 sannadood baan sharaf ku noolaa imikana xuquuqdii Samaroon baan raadinayaa lihi sow dan gaar ah ma wato?” Wadhaf News
Boorama-(Lug)-Maayarka Boorama C/raxmaan Shide Bile ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay masuuliyiinta ururada dhallinyarada iyo madaxda ururada samaalka maxalliga ah ee ka hawlgala magaalada .
Diiradda (Lug)- Suldaanka guud ee beelaha Bahabar Celi Muuse Cilmi Dugsiiye (Sanbuurag) ayaa shalay qabtay shir jaraa`id oo uu ku canbaareeyay waxa lagu magcaabo Awdalstate ee ay qaar ka mid ah dhallinyarada reer Awdal kaga dhawaaqeen
Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftiga uu hogaaminayo ayaa manta gelinkii dambe ka dhoofay Gegida diyaaradaha ee khaaska u ah Madaxda Dalka Imaaraadka Carabta ee Abu-Dabai
In ka badan $300 oo malyuun ayey shirkadaha xawaaladaha qaarkood u hayaan dadka reer Somaliland oo iyagu amaano ahaan lacagahan u dhigta shirkadaha si marka ay u baahdaan ay uga qaadan karaan.
Boorama-(Lug)-Maamulka dawladda Hoose ee degmada Saylac iyo masuulyiinta Golaha degaanka ee degmadaasi ayaa haatan soo dhammaystiray berkedo loogu talogalay in lagu kaydiyo biyaha tuulada lagu magacaabo Laagta Morohda kuna taal badhtamaha g/Selel .
Boorama-(Lug)-Xubno isugu jira cuqaal salaadiin kasoo jeeda beelaha Awdal iyo Selel ayaa qurba joogga reer Awdal ee u ololaynaya waxa loogu awdal state ku tilmaamay kuwa an metelin dadka ay sheeganayaan ,