Madaxwayne ku xigeenka JSL ahna ku simaha Madaxweynaha JSL Mudane, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu Hambalyo u Dirayaa Dhammaan Shaqaalaha Dawlada iyo Kuwa aan Dawliga ahaynba isaga oo Ku Hambalyeynaya Xuska Maalinta Shaqaalaha Aduunka oo ku Beegan Maalinta Beri ah (AXADA) ee 01/May/2011.
Madaxweyne ku xigeenku waxa uu Shaqaalaha ILLAAHAY uga Baryayaa in uu Sannadka Sannadkiisa ku gaadhsiiyo Bash-bash iyo barwaaqo
ALLAA MAHAD LEH
Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " M/wayne Ku xigeenka S/land Ahna Kusimaha Madaxwaynaha Md.Saylici Oo ugu Hambalyeeyey Dhamaan Shaqaalaha Dowliga Ah Iyo Kuwa Aan Dowliga Ahayn Maalinta Shaqaalaha Adduunka Ee 01 May "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback