Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu Hogaaminaayo kuna sugan Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa waxa Maanta (25/04/2011)
Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu Hogaaminaayo kuna sugan Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa waxa Maanta (25/04/2011)
Boorama-(Lug)-Qaar ka mid ah waxgaradka iyo ganacsatada iyo salaadiinta caanka ee G/Awdal ayaa dareenkooda ka cabbiray meelmarinta xeerka isgaadhsiinta dhawaanta golaha baarlamaanku ansixiyey ,
Boorama-(Lug)-Boqolaal isugu jira shaqaale iyo masuulyiin caafimaad ayaa maanta gobolka Awdal ka bilaabay ololaha tallaalka caalamiga ah ee la doonayo in ubadka lagaga badbaadiyo cudurada khatarta gelin kara caafimaadkooda,
Waxa Ku Baro Kacay 34 Qoys… Waxana Ku Dhintay Xoolo Tiro Badan
Boorama-(Lug)-Roobab Lixaad leh oo ka da’ay degaanka degmada Dila maalintii shalay ayaa lagu soo waramayaa inay gaysteen qasaare aad u badan, sidan waxa shabakada Lughayanews u xaqiijiyay masuuliyiinta degaanka degmadaasi iyo dadkale oo goobjoogayaal ah.
Ku: Marwo Amina Ismaacil Cubule Hargaysa
Ku: Marwo Fardus ISmaacil Hamashol UK
Og: Guddida Fulina Xisbiga UCID Hargaysa
Boorama-(Lug)-Dadweynaha magaalada Boorama iyo masuuliyiinta G/degaanka ayaa markii u horreysay shalay fagaare kaga wada hadlay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen barnaamijyada dhinaca horumarinta ee magaalada .
Waqti laga joogo hadda kudhawaad afar sano ayaa dhidibada loo taagay Jaamacada Eelo oo noqotay jaamacadii labaad ee laga hirgaliyo gobalka Awdal kadib aasaaskii Jamacada mugga wayn ee Camuud.
Boorama-(Lug)-Waxa indhawaaleba caasimadda Hargeysa iyo gobolada dalkaba ka socda ama laga hadalhayaa arrinta ku saabsan furashada ururada siyaasadda si loogu gaadho doorashooyinka golayaasha degaanka ee dalka ka dhici doona .
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay dareenka ka dhashay socdaalka wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ku marayo gobolada bariga Somaliland,
Boorama-(Lug)-Dadweynaha magaalada Boorama ayaa ku kala qaybsamay furashada ururada siyaasadda, kuwaasoo qaarkood ku baaqeen in la furo ururada halka kuwa kalena ka hor yimaaddeen furashadaasi.
Dhamaan dadka hoos ku xusan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka: Boqor Xasan Cabdi Cali iyo Boqorada Ifraax Axmed Aadan
Hooyo Faadumo C/laahi
C/wahaab Xuseen Caateeye iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Fadxiya Xuseen Caateeye