Hargeysa-(Lug)-Xafiiska Samofalka u qaabilsan Madaxtooyada Somaliland ayaa raashin gaadhsiiyay boqol qoys oo ka mid ah dadka danyarta ah ee ku dhaqan xaafada Maxamed Mooge ee degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa.
Hargeysa-(Lug)-Xafiiska Samofalka u qaabilsan Madaxtooyada Somaliland ayaa raashin gaadhsiiyay boqol qoys oo ka mid ah dadka danyarta ah ee ku dhaqan xaafada Maxamed Mooge ee degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa.
Waxaa Maalintii Shalay Ahay ka dhacday Madasha Cilmiga Iyo Caqliga Tartan Saxaafadeed Ay ka soo qayb galeen Dhalinyaro wax ka barata Machadka Saxaafada Ee Sh/Mahdi Iyo Qaar ka mid Ah Suxufiyiin U tartamayay Si Madaxbanaan.
Boorama-(Lug)-Isbeddel siyaasadeed oo ka dhacay dal dimuqraadi ah sida Somaliland ayaa la yimaadda dareenno kala duwan oo ku salaysan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, siyaasiiinta iyo dadweynahaba
Maansadan gaaban oo ku saabsan qiimaha 18 May u leedahay dadweynaha Somaliland ayaa waxa tiriyey xildhibeen ka tirsan Golaha deeganka Boorama Muumin Gadiid Cumar,
Sanca-(Lug)-Dagaalo aan waxba la iskula hadhin ayaa ka socda magaalada Sanca ee xarunta dalka Yemen dagaaladaaso u dhexeeya ciidamada dawlada iyo ciidamo taabcasan sheekha qabiilka Alxaashidi layiraahdo Sheekh Saadiq Sheekh Cabdallah Al Axmar,
Boorama-(Lug)-Urur ka mid ah ururada samafalka ee ka hawlgala Boorama iyo qaar ka mid ah dalalka yurub ayaa deeq raashin maanta gaadhsiiyey bukaanka jiifa isbitaalka Guud ee Boorama .
Boorama-(Lug)-Badhasaab kuxigeenka G/Awdsal Cabdi Nuur Sugaal ayaa maanta dhagax dhigay isbitaal loogu talo galay dadka qaba xanuunada dhimirka ama waalida .
Waxa maalinimadii sabtida ahayd ay taariikhduna ahayd 21 May 2011, ka dhacay magalada Manchester shir si heersare loo soo agaasimay oo ay isugu yimadeen xubno ka socday beelaha samaroon
Fariintan waxa ay ku socotaa Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Mud. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, Qurbojooga, iyo dadka u ehelka ah xeebta dheer ee qaniga ah ee Lughaya
Boorama-(Lug)-Shir balaadhan oo u socday bahda Aqoonyahanka iyo dhalinyarta beelaha Reer Nuur ee ku sugan Somaliland gudaheeda, shirarkaas oo ka dhacay magaalooyinka
Guddiga Fulinta ee Xisbiga UCID Shir degdeg ah oo ay maanta isugu yimaadeen Xarunta Xisbiga Waxay ka soo saareen warsaxaafadeedkan hoos ku qoran.
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) waxa uu maanta soo Saaray xeer madaxweyne oo numberkiisu yahay NO: 0131/052011 .
Boorama-(Lug)-Sedex qof ayaa ku dhaawacmay roobab dabaylo wata oo ka da’ay degaanka Gargaara Bari ee deg. Lughaya. sidan waxa shabakada Lughayanews u xaqiijiyay Maayarka Mag. Lughaya Baxsane Siciid Aye oo shabakada kula soo xidhiidhay khadka taleefanka.
Boorama-(Lug)-Xubin ka tirsan masuulyiinta ururka haweenka qaranka G/Awdal ayaa dadweynaha reer Awdal iyo xukuumadda gobolkaba uga mahadcelisay sidii ay uga jawaabeen baaqii madaxweynaha ,
Boorama-(Lug)-Galabta abaaro 6:05 Maqribnimo waxa magaalada Boorama si wayn looga dareemay dhulgariir guuxiisu uu aad u waynaa, wali macada in dhulgariirkani wax qasaare ah