inaa-lilaah.jpgAnigoo ah dadkan hoos ku qoran waxaan tacsi tiiraayo leh u diraynaa dhamaan reer Cige Ahmed Matan iyo dhamaan reer Xasan Matan iyo reer  Aw Cilmi Osman iyo reer Xuseen Daahir iyo dhamaan qaraabadii oo dhan aniga oo ka tacsiyadaynayna geeridii naxdinta leh ee ku timiday Alla Ha u naxariistee marxuun C/kariim Cigeh Ahmed Matan oo ku geeriyooday magaalada Nairobi habeenkii salaasadii ee 10 may 2011,  laguna aasay magaalada Borama.

Pro. Mohamed Mihile Boqore iyo xaaskiisa
Jamiila Aw Cali Aadan
Fatima Mohamed Mihile
Mohamed Ahmed Hassan
Abtiyo Ibrahim Aw Ali Aadan iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Abtiyo Mahdi Aw Ali Aadan iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Habo Raxiima Aw Ali Aadan iyo Caruurtiida
Habo Aamin Aw cali Aadan iyo Caruurtiida
________________________________________________

Tacsi ku socota reer Cige Mataan meelkasta oo ay Joogaanba.Innaa lillaahi Wa innaa ilayhi rajicuun,
Anigoo ku hadlaya magaca reer Haji Hamud Jibril.

Waxaan tacsi tiiraanyeysan u diraynaa dhammaan reer Cige mataan iyo reer Hassan mataan meel kasta oo ay joogaanba geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Marxuum Abdikariim Cige Mataan oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. waxaan marxuumka eebbe uga baryaynaa inuu naxariistii Jannatul Fardowsa ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ka siiyo….aamiin….innaa lilaahu wa innaa illayhu rajacuun.

Abubakar Hamud Jibril