Dhamaan dadkani waxay hanbalyo qaaliya udirayaan meherka Boqorka Nimcaam Nuux Ibraahim Iyo Boqorada Samsam Aaden Cigaal oo meherkoodu ka dhacay magaalada johannesburg ee wadanka south Africa shalay oo bishu ahay 15.5.2011 waxay ilaahay ka barayayan aqal gal dag daga iyo bash bash ka danbeeya wiil iyo caano iyo gabadh.
Hadaba waxaa hanbalyada diraya dadkani hoos ku xusan:-
1. Eng Cabdi Nuur Hassan
2. Cabdi Raxmaan Cali
3. Maxamed Hasan Dumaale
4. Ahmed Cismaan Waabari
5. Xasan Maxamed Hasan
6. Mustafe Muxumed Alaale
7.Cabdixaafid Nadiir Muus
8. . Cabdifataax Ibraahim Cabdi
9. Caafi Cabdilaahi Caafi
10. Cabdisalaan Camash
11. Saleebaan Maxamed Gacal
12. Mukhtaar Cabdi Farax
13. Maxamed Daahir Nageey
14. Ahmed Ismaanciil Xagaa
15.Maxamed Yusuf Shiine
16 .Amal Ibraahim Cilmi
17. Ubax Cali Xuseen
18. Hodan Cabdi Dhoolaad
19. Qali Ahmed Daahir
20. Fadxa Saleebaan Cumar
21. Hodan Ahmed Barkhad
22.Sahrafaarax Muuse
23. Mama Dayibo
24. Warda Cali
25. Guuleed Daahir Bulaawo Cade
26. Fu Ad Ducaale Hiriir
27. Suldaan Cali Gadhjab
28.Cali Cadi Yusuf
29.Mukhtaar Ahmed Hadi
30. Cabdishakuur Maxamed Cadayste
iyo aniga oo ah Ibraahim Maxamed Xasan Miigane
Dhamaan dadkan oo kusugan wadanka South Africa waxay leeyihiin noqda kuwii isku waara ubad kharqabanan kala hela
AAAAAAAAAAAAAAMIIN ………………..AAAAAAMIIN ……….AAAAMIIN ………..


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo:Boqorka Nimcaam Nuux Ibraahim Iyo Boqorada Samsam Aaden Cigaal Oo Meherkoodu Ka Dhacay Mag.Johannesburg Ee Wadanka South Africa "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback