Aabo Aadan Cumar
Hooyo Aamina Cabdilaahi Jaamac
Cabdi Aadan Cumar Iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Aabo Aadan Cumar
Hooyo Aamina Cabdilaahi Jaamac
Cabdi Aadan Cumar Iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Shir ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah qurba jooga gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley ee deggan dalka Canada ayaa lagu qabtay magaalada Ottawa shirkan oo ujeedaddiisu ahayd sida wax looga qaban karo abaaraha baahay
Waxa ay dhiseen urur samafaleed la yidhaah (Adel Foundation) ..waxay Lughaya u direen gargaar uu ugu horreeyo gadhi Ambulance ahi”
Boorama-(Lug)-Magaalada Boorama iyo degmooyin ka tirsan G/Awdal ayaa shalay si aan hore loo arag looga xusay maalinta lasoo noqoshada qarannimada Somaliland ee 18ka May.
Borama-(Lug)-Tartan orod oo lagu qabtay galabta magaalada Boorama oo lagu xusayay xuska 18 may oo ay kasoo qayb galeen 7 da dugsi sare ee ku yaala magaaladan Boorama ayaa waxaa lagu tartan siiyay ardayda
Boon-(Lug)-Munaasibada xuska sanad guurada 20aad ee gooni isku taaga jamhuuriyada Somaliland oo ku beegnayd maanta ayaa siwayn looga xusay dagmada Boon ee gobolka Salal.
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Maanta oo ay taariikhdu tahay 18-May-2011, waxaynu u dabaaldegaynaa sanad-guuradiii 20-aad ee dib ulasoo noqashada madax-banaanideena. Maalintani waa maalin ku wayn qarankan Somaliland, waa maalin xusid gaar ah mudan.
Saylac-(Lug)-Munaasabado is bar bar socday ayaa waxa ay ka wada dhacay magaalooyinka Saylac iyo Lowyacado kuwaasi oo lagu xusay 18 MAY, munaasibadii balaadhnayd ee ka dhacday magaalada Saylac
Borama (Lug)- magaalada Garbodadar ee xarunta degmada Garbo-dadar ayaa si wayn looga xusay maanta dabbaaaldegga sannad-guurada 20aad ee ka soo wareegtay dhalashadii Somali Land