Diirada-(Lug)-Maashaa’alaah! maanta reer Boorama si balaadhan ayay u soo dhaweeyeen Madaxwaynihii hore ee Jamhuuriyada Somaliland Mud. Daahir Rayaale Kaahin, Yar iyo wayn
Diirada-(Lug)-Maashaa’alaah! maanta reer Boorama si balaadhan ayay u soo dhaweeyeen Madaxwaynihii hore ee Jamhuuriyada Somaliland Mud. Daahir Rayaale Kaahin, Yar iyo wayn
Maxay dadka Reer Somaliland cashuurta u bixin laay’iin? Waa maxay cilladaha hortaagan? Sideese looga gudbi karaa? Cashuurtuse waa maxay?
Lug- Maamulka shabakadda wararka ee Lughaya news waxa uu halkan ka caddaynayaa in sawir astaan ah oo aannu ku lifaaqnay warbixin ay shabakaddu faafisay 26kii bishan June
Hargeysa-(Lug)- Xukuumada ayaa sheegtay in laba nin oo Itoobiyaan ah oo ka shaqeeya Ha’yada WFP oo bishii hore lagu afduubay deegaanka Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya
Aabo Aadan Geedi Qayaad
Hooyo Luul Ibraahim Xuseen
C/Fataax Aadan Geedi
Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Hambalyo iyo Boogaadin u dirayaa Madaxweyne ismaaciil Cumar Geelle iyo Shacbiga reer Jabuuti Munaasibada,
Waxaan xukuumada ka doonaynaa inay tallaabo ka qaado ciddi hawshaasi dhaqan, khilaaf siyaasadeed ka abuurta…..”..
Lug -Mashruuca dhismaha dekedda Lughaya ayaa si habsi ah u socda, iyada oo ay illaa imika soo xareetay lacag fara badani, dadwaynaha reer Adal-na si nafhuridleh uga qayb qaateen
Hanbalyo (lug)- Dhammaan shakhsiyaadka ay hoos ku qoranyihiiin magacyadoodu oo deggan magaalada Riyaad ayaa waxa ay hanbalyo iyo boogaadin u dirayaan mudane Maxamad Daahir Yuusuf
Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) Isaga oo ku hadlaaya Magaciisa iyo Ka Qaranka Somalilandba waxa uu Hambalyo iyo Boogaadin u dirayaa Dhamaanba Shacbiga Reer Somaliland
Ardayda fasalka afraad ee kulliyadda Culuumta maamulka iyo Maaraynta ee Jaamacadda Eelo American ayaa u fadhiistay imtaxaanka dhammaystirka (Comprehensive exam)
Boorama-(Lug)-Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta ayaa sideedaba waxay u xilsaaran tahay inay kala hagto diinta iyo siyaasadda dalka kasta iyo dawlad kastaa ku socdaan .
Boorama-(Lug)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka iyo Hormarinta Xidhiidhka Caalamiga ah Mud. Cabdirashiid Axmed Guuleed ayaa booqasho ku jooga magaalada Boorama.
(lug)- Isniintii inna dhaaftay ayaa waxa magaalada Hargaysa soo gaadhay madaxwaynihii hore ee Somali Land mudane Daahir Rayaale Kaahin oo dalka ka anbabaxay maalintii laga heley doorashadii madaxnimo ee sannadkii
Aabo Maxamed Barkhad
Hooyo Khadra Awcali Akaal
Filsan Maxamed Barkhad
Hamda Maxamed Barkhad
Hargaysa (lug)- Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Al-Xaaji C/Raxman C/laahi ismaaciil (Saylici) ayaa si diirran ugu soo dhaweeyey Diinta