ubax1.jpgHanbalyo (lug)- Dhammaan shakhsiyaadka ay hoos ku qoranyihiiin magacyadoodu oo deggan magaalada Riyaad ayaa waxa ay hanbalyo iyo boogaadin u dirayaan mudane Maxamad Daahir Yuusuf (Indhanuur) iyo marwo Faadumo Muuse Ibraahimoo kala jooga magaalada Riyaad ee xarunta dalka Sucuudiga iyo magaalada London ee Britain meherkooduna dhawaan dhacay. Waxaya ilaahay uga baryayaan barwaaqo, farxad iyo nolol raaxo leh oo waarta, iyo waliba ubad khayr badan.

ubax1.jpg

Waxaa hanbalyada diraya:
Aabo Daahir Yuusuf indhaNuur
Hooyo Madiina Cumar Cilmi
Aabo Muuse Ibraahim
Hooyo Luul Xuseen Daahir
Yuusud Daahir Yusuf
Nuur  Maxamuud Madar iyo xaaskisa iyo carruurtiisaV
Zakariye Xussen-Quuulle
Mustafe Xuseen Kaahin iyo xaasaskiisa iyo carruurihiisa
Farxaan Suleiman Muuse Sheekh Foolxun
Sh. Cumar Sh. Yuusuf Axmad
Maxamad Axmad Cilmi iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Maxamuud Axmad Looxtuur
Fu`aad Cabdi Warfaa
Suldaan Xuseen Dagaal
Cali Maxamad Cali
Imaaciil Cabdi Fariid
Farxaan Baddel Ismaaciil
Maxamad Daawuud Caateeye