Hooyo Xaliimo Cumar Gacal
Hooyo Sacdiyo Cosoble axmed
Reer Cabdiraxmaan Caseyr
Reer Xaaji Caseyr
Hooyo Xaliimo Cumar Gacal
Hooyo Sacdiyo Cosoble axmed
Reer Cabdiraxmaan Caseyr
Reer Xaaji Caseyr
Aabo: Ahmed Jama Samale Xaaskiisa Iyo Caruurtiisaaabo
Aabo: Ibrahin Cabdi Ducaale Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Daauud Cali Samale Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Boorama-(Lug)-Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamed Daahir Cabdalle oo xlaay khadka telelphoneka kula soo xidhiidhay shabakada wararka ee Lughayanews ayaa Beeniyay War Uu Qoray Wargayska Waaheen
Boorama-(Lug)-kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen jaliyada ka soo jeedo beelwaynta habarcafan ee ku dhaqan wadanka kuwait ayaa xalay kulan badaadhan ku yeeshay wadanka kuwait kulankaas oo ay mihiimadiisu ahayd
Borama-(Lug)-Deeqa lacaga oo ka timid qaar ka mid ah qurba jooga gobolada Awdal/Salal ayaa maanta la gaadhsiiyay laba haweena iyo gabadh yar oo dhibaataysan , kuwaas oo ku noool magaalada Borama,
Waxa inta badan la yidhaa dawladdii kulmiye, xisbigii ku guuleystay doorashooyinkii dalka ka dhacay , Dawladii bedeshay tii UDUB IWM, Hadaladaasi iyo kuwa kale oo la mid ah ayaa inta badan laga maqlaa
Wariye Abokor Xasan Caafi.
Wariye Haashim Sh. Cumar Goth.
Wariye Maxamed Cumar Sh. Ibraahin (Hayne).
Boorama-(Lug)-Maayarkja Boorama C/raxmaan Shide Bile ayaa shalay isugu yeedhay tobannan ka tirsan qawmiyadda Oromada ah ee ka xoogsada xaadhista magaalada, kuwaasoo uu ku wareejiyey urur maxalli ah oo ka shaqayn doona nadaafadda magaalada Boorama .
Aabo Sh.Xasan Khayre Waabari Iyo Aabo Maxamad Ibraahin
Hooyo Maryan Ismaaciil Muxumad Iyo Hooyo Cadar Sh.Jaamac
Nimco Sh Xasan Khayre
Hargeysa-(Lug)- Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa maanta shaacisay in 25-ka bishan June loo fadhiisan doono imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada dhexe iyo sare.
Boorama-(Lug)-Kulan ballaadhan oo ay ururka Ardaa u qabteen qurba joogga reer Awdal ee deggen London iyo magaalooyinka ku xeeran, oo ay isugu yimaaddeen dad 95% ahaa waayeel
“Wax Walba Waan Dhamays Tirnay Waxanan U Sheegaynaa Qurbo-jooga Inay Si Dhaqso Ah U Yimaadaan”
Waxa maalintii shalay oo ay bisha June ahayd 17, hadhimo sharafeed casumaad ah loogu sameeyey madaxda Ardaa magaalada London. Madaxdaasi oo dhawaan booqasho ku yimid dalka Briten. Hadhimadan oo ahayd
Waxa uu maanta Digreeto Madaxweyne ku kala Diray Guddida Garsoorayaasha Maxkamada Sare isla markaana waxa uu Madaxweynuhu xilkii ka qaaday Gudooomiyihii Maxkamada sare,
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay markii ugu horaysay in xukuumadu ogolaatay natiijadii gudida ka soo talo bixinta furashada ururrada siyaasada,