Boorama-(Lug)-Kulan aad u muhiim ah oo maanta lagu qabtay xafiiska Ururka SAYS ee magaalada Boorama isla markaan ay ka soo qayb galeen daneeyayaasha mashaariicda ku wajahan caruurta agoonta ah
Boorama-(Lug)-Kulan aad u muhiim ah oo maanta lagu qabtay xafiiska Ururka SAYS ee magaalada Boorama isla markaan ay ka soo qayb galeen daneeyayaasha mashaariicda ku wajahan caruurta agoonta ah
Boorama-(Lug)- Wasiirka Diinta Iyo Cuqaafta S/land ayaa waxuu kulan la yeeshay culimaa’udiin, odaydhaqameed, imaamyada masaajidada, maamulka heer gobol iyo heer degmo ee magaalada Boorama,
Boorama-Lug)-Kulan laba geesood ah oo ay wada yeesheen Masuuliyiinta Somaliland iyo Djibouti ee dhinaca xadka ayaa waxa uu ka dhacay magaalda Lawyacado. sidan waxa shabakada wararka ee Lughayanews u xaqiiyiyay Maayar ku xigeenka deg. Saylac Mudane Cismaan Muumin Caare
Boorama-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa markii ugu horreysay tan iyo intii loo dhaariyey xilka madaxweynimada booqasho ku yimi magaalada Boorama,
Boorama-(Lug)-Xubno ka tirsan guddiga dhismaha maqaamka laga siyaarto sheekh Samarroon ee Boorama ayaa walaac ka muujiyey faragelin lagu hayo xaruntii maqaamkaasi la dumiyey
Sannadka u xisbiga Kulmiye hayey xukunka dalka, ayaa sidoo kale waxa lasoo dersay caqabado ilaa imika siday doonaysay ay waxba u wadi kari laadahay, kuwaasoo ay ka mid yihiin
Anigaa Jeclaa Inaan Xilka u dhiibo Cirro iyo Waqaf laakiin labaduba xisbiga ma soo saari karaan”
“Waxa dagaal gondahayga ka bilaabay niman xisbiga magac ku yeeshay oo aan wada abaal ku lahaa”..
Gudoomiyihii hore ee UCID Giimbaar buu Noqday oo waa la bedelay”
Afartii nin ee xalay hadlayay waxaan leeyahay xisbigiinu wuu idin sugayaaye’e ha falaagoobina”..
Hooyo Khadra Cabdiraxaan Awcali
Nimco Cabdiraxaan Awcali
Xaliimo Cabdiraxaan Awcali