ubax3.jpgDhamaan Qoyska Reer Cabdilahi Dugsiiye  Iyo Asxaabta Hoos ku Qorani  Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin aan La Soo Koobi Karin Gaadhsiinayaan Boqorka Ilyaas Cabdillahi Dugsiiye  Iyo Boqorada Aasiya Jaamac Xuseen Oo Uu Meherkoodu Ka Dhacay maanta 07 July 2011, Magaalo Madaxda Djibouti Ee Wadanka Jabuuti iyaga oo lamaanuhu  ku suganyihin wadan ka Sweden.

Aabo Cabdillahi dugsiye
Mohamed Cabdilahi Dugsiiye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Madiino Cabdillaahi Dugsiiye iyo Saygeeda iyo Caruurteeda
Faysal Cabdilaahi Dugsiiye
Jamaal Cabdillahi Dugsiiye iyo xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Khadiija Cabdilaahi Dugsiiye iyo Saygeeda.
Cabdisalaan Cabdillahi dugsiiye iyo xaaskiisa
Axmed Cabdillahi Dugsiiye.
Aamina Cabdilaahi Dugsiiye
Nimco Cabdilaahi Dugsiiye
Sahal Cabdilaahi Dugsiiye
Sacdiya Cabdilaahi Dugsiye
Xuruuro Cabdi Cali
Ilma dugsiiye oo dhamaantood kala jooga dunida dacaladeeda
Makadoor Xasan Dugsiiye
Cabdilahi xaaji ( Cabdilahi Daauus) iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Cabdoo Xaaji iyo xaaskiisa iyo Carruuntiisa
Siciid Muuse Dixood iyo xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Axmed Abdiraxman Axmed iyo Xaaskiisa
Maxamed Jibril Cilmi iyo xaaskiisa
Fu,aad Yuusuf Cismaan (Mooge)
Maxamed Axmed Askar( Askar)
Cabdirisaq Ismail Siyaad
Mustafe Nuur Xuseen
Axmed Ibraahim Buuni
Maxamed Aadan Cimi (Wadani)
Nimcaan Muumin Cumar
Cabdirashid Nuux Faarax
Maxamed Axmed Jimcaale
Mustafe Cali Cismaan
Mukhtar Cabdilahi Qawdhan
Cabdiwahab Siciid Ibraahim
Maxamed Haaruun Maxamuud
Cumar Muuse Xuseen
Bashaar Cilmi Yey
Hoodo Caydiid Casoowe
Cabdiqaadir Maxamed Daahir
Idil Xuseen Xasan
Cabdifahmi Maxamed Cabdi
Nagiib Xuseen Samaale
Idiris Xuseen Samaale
Maxamed Cumar Cabdilaahi
Maxamed Cismaan Iibaan
Farxaan Muumin Cumar
Abdikadir Jibriil Aadan
Xuseen Ibraahim Ismaaciil
Axmed Ciise Ibraahim
Cabdikariim Xirsi Cilmi

Dhamaantayo Waxaan  Hambalyo Iyo Bogaadin Aan La Soo Koobi Karin Gaadhsiinayaan Boqorka Ilyaas Cabdillahi Dugsiiye Iyo Boqorada Aasiya Jaamac Xuseen Oo Uu Meherkoodu Ka Dhacay maanta 07 July 2011, Magaalo Madaxda Jabuuti Ee Wadanka Djibouti.

 

Waxaanan ILLAAHAY Uga Baryaynaa Inuu Ka Dhigo Kuwii Isku Waara, Ubadkhayr Qabana Kala Hela, Aqalgalkoodana Ku gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo, Sidoo kale Waxaan Ugu Ducaynaynaa Inuu Noqdo Gurigii Lagu Nastee Lagu Nagaado.

 

AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN