Hanbalyo (lug)- Dhammaan shakhsiyaadka hoos ku qoran oo kala jooga dunida daafaheeda ayaa waxa ay hanbalyo iyo boogaadin u dirayaan Axmad Siciid Colhaye iyo Ilhaan Xasan Nuur Kooshin oo
uu meherkoodu shalay 11/07/2011 ka dhacay xarunta dalka Djibouti ee Djibouti, waxayna ilaahay uga baryayaan nolol qoysnimo oo farxad iyo barwaaqo xanbaarsan, iyo waliba ubad khayr badan oo diintooda, dalkooda iyo dadkoodaba wax tara,, aamiin aamiin.

Waxa hanabyadan diraya:
Hooyo Madiina Nuur Kooshin
Cabdoo Siciid Colhaye
Cilmi Siciid Colhaye
Iyo dhammaan reer Siciid Colhaye
Ayeeyo Xawa Maxamad Yuusuf
Aabbo Xasan Nuur kooshin iyo hooyo Xaawa Axmad Cumar iyo carruurtooda
Xuseen Nuur Kooshin iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Dulahaan reer Nuur Kooshin meel kasta oo ay joogaanba
Xasna Axmad Cumar
Raxma Axmad Cumar
Kaar Axmad Cumar
Iyo guudahaan reer Axmad Cumar
Cali Yuusuf Maxamad (Dila) iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Xuseen Jaamac Suldaan iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Daahir Yuusuf Indhanuur iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Sulaymaan Xasan Wacays iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Xuseen Ciiltire
Faadumo Aadan Faarax


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Axmad Siciid Colhaye Iyo Ilhaan Xasan N. Kooshin Oo Uu Meherkoodu Ka Dhacay Djibouti "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback