Hanbalyo (lug)-Waxaan hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinaynaa Boqorka Cabdishakur Cisman Ducale iyo Boqorada Maryan Cisman Cilmi oo meherkoodu ka dhacay magaalada Borame
ee gobolka Awdal. Ilaahay haka dhigo labadii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela Aamiin Aamiin:
Waxa tahniyada diraya:
Cumar Cilmi Suldan (Nuux Abrayn) iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Dr. Cali Ibraahim Baxar
Suleiman Cige
Cisman Ibraahim Baxar
Sacad Ismacil Samatar iyo Xaaskiisa
Abiib Xaamud Jibril iyo xaaskiisa
Rashid Cumar Diriye
Mukhtar Cige Amin
Axmed Nur Ismacil
Cabdiqani Ibrahim Cabdi

Iyo dhamaan asxaabta Nuux ee dalka Maraykanka iyo Canada


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hanbalyo: Cabdishakur Cisman Ducale iyo Maryan Cisman Cilmi oo Meherkoodu ka Dhacay Borama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback