Dhamaan Reer Xaaji Abiib Jibriil Nuur
Dhamaan Reer Jibriil Nuur
Dhamaan Reeer Maxamuud Nuur Dilaal
Xafladda dhaqanka ee Jaamacadda Eelo oo ah tii sedexaad ee nooceeda oo kale ah ee ka qabsoonta jaaamacadda oo ay soo qaban qaabiyeen golaha ardayda ee jaamacadda
Waxaan waxa wata C/raxmaan Cirro oo soo urursaday dadkii xisbiga dhicistiisii sababta u ahaa”..
Dhamaan dadkan oo kale jooga dalka dibadiisa iyo gudihiisu waxay hambalyo maher u diryaan, Qoyka Cusub ee ku soo biiray Qooysaska Islaamka iyo Somaalida Boqorka Jamaal C/raxmaan
Hargeysa-(Lug)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta dib u dhigay shirweynihii sadexaad ee xisbigaasi muddo 45 maalmood ah, waxaanay doorteen Guddi Hoggaamineed oo ka kooban 7 xubnood oo aanu jirin Guddoomiyihii hore Md. Faysal Cali Waraabe.
Hanbalyo (lug)-Waxaan hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinaynaa Boqorka Cabdishakur Cisman Ducale iyo Boqorada Maryan Cisman Cilmi oo meherkoodu ka dhacay magaalada Borame
Boorama-(Lug)- Wasiirku xigeenka Wasaarda Waxbarashada Mud. Cali Xaamud Jibriir ayaa lagu wadaa inuu maalinta bari ah soo gaadho magaalada Boorama isaga oo ku imanaya booqasho la xidhiidha hawlihiisa shaqo iyo arimo kale.
Boorama-(Lug)-Maayarka Magaalada Boorama Mud. Cabdiraxmaan Shide Bile ayaa maanta ka amba baxay magaalada Boorama isaga oo u sii jeeda dhinaca magaalada Jigjiga
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti uu hogaaminaayo Wasiirka Afrika u Qaabilsan Dawlada Ingiriiska MR. HENRY BELLINGHAM.
Faallo-(Lug)-Bishan oo kale sannadkii 2010kii waxa dalka ka dhacay isbeddel dhinaca siyaasadda iyo hoggaaminta dalkaba, Bishan oo kale ayaa sannadkii hore madaxweynihii hore ee dalka, madaxweyne kuxigeenkiisii iyo wasiiradii Xukuumadii UDUB
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargaysa ku geeriyootay fanaanada Kinsi Xaaji Aaadan. Fanaanada Kinsi Xaaji Aadan waxay ahayd fanaan aad loo jecelyahay heesiheeda, waxaana fanka soo gashay Todobatamasydi.
Hargeysa-(Lug)-Weftigii uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay soo dhamayteen socdaal qaatay muddo afar maalmood ah oo ay ku tageen dalka Jabuuti.
Boorama-(Lug)-Ciyaar kale oo aad u xiiso abadan ayay galabta la yeesheen ciyaaryahanada kooxda Blue Sky Photo ee Magaalada Boorama kooxda kubada cagta ee Dawlada Hoose ee Magaalada Hargaysa.