LUGHAYA - Degmooyinka Xeebaha Awdal iyo Selel iyo dhamaan tuulooyinka iyo degmooyinka ku wareegsan ayaa si wayn looga ciiday. Inkastoo ay abaaro ba’ani hayaan shacabkan ayaa hadana ah shacab ku caan baxay ad-adayg iyo karti dheerad ah.
LUGHAYA - Degmooyinka Xeebaha Awdal iyo Selel iyo dhamaan tuulooyinka iyo degmooyinka ku wareegsan ayaa si wayn looga ciiday. Inkastoo ay abaaro ba’ani hayaan shacabkan ayaa hadana ah shacab ku caan baxay ad-adayg iyo karti dheerad ah.
Munaasibada Ciidul fidriga ayaa maanta si weyn looga oogay Gobolada iyo degmooyinka Somaliland oo dhan, waxaana dadweynuhu ay camireen suuqyada waaweyn iyo Huteelada.
A roadside bomb apparently aimed at peacekeepers patrolling Somalia’s capital on Sunday killed one person and injured another, the day after another car bomb was found before it could be detonated.
Borama -Dhallinyarada beelaha Maxamad Case ayaa soo saaray bayaan ay ku taageersanyihiin mowqifkii Suldaan IBraahim Jaamac Samatar iyo go`aannadii golaha dhaqanka beelaha Maxamad Case ee ku aaddanaa wadahadallada loogu jiro in la helo hoggaan-dhaqmeed guud oo Gadabuursi ka dhaxeeya, guud ahaan dhallinyarada beelaha Samaroon-na waxa ay ugu baaqeen inay […]
Dadka ku nool xerooyinka barakacayaasha ee magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalad nolol xumo oo aad u liidata oo soo foodsaartay, xilli mudooyinkan danbe ay magaalada kusoo bateen dad cusub oo kasoo barakacay gobollada Bay, Bakool iyo Gedo.
GEB - Dugsiga Boardingka ama Hoyga ee Degmada Geb ayaa maael fiican maraya. Geb ayaa sanad dugsiyeedka nagu soo fool leh u diyaar garoobaysa in dhaliyar farobadan oo degaanka Saylac, iyo Lughaya ee Xeebaha gobolka Awdal ilaa Bulaxaar ardaydu kaga soo qulqulaysaa.
Golaha Guurtida Somaliland oo aanu idiinku soo bandhignay Arbacadii todobaadkii hore xubnaha ka nool odayashii beelaha Somaliland ay kusoo xudheen shirweynihii beelaha ee lagu qabtay 1993-kii magaalada Boorama ee gobolka Awdal,
Tan iyo intii ay Somaliland gooni isku taagtay isbadalo badan oo balaadhan ayaa kadhacay dalka, isbedeladaas oo taabtay dhinacyada siyaasada, dhaqanka, degaanka iyo arimaha bulshada, hadaba hadii aan u soo noqdo ujeedada mabduucaygu yahay waxaa dalka ka samaysmay gobolo badan iyo waliba dagmooyin badan marka aad u fiirsato waxa aad arkaysaa qaar aan munaasib ahayn oo la […]
DJIBOUTI - Dalaka Jabuuti ayaa ka codsaday dawlada Hindiya inay ka caawiso sidii dalku uu uga faa’iidaysan lahaa horumarinta tamarta dabiiciga ah ee afka ingiriiska loogu yeedho “Renewable Resources.” Tamarta dabiiciga ah waxa ka mid ah “Solar Energy” tamarta laga dhashado qoraxda oo koronto ahaan loo isticmaalo;
Wasiirkii hore ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Dr Maxamed Cabdi Yuusuf Gaboose ayaa shalay xilkii uu iska casilay si rasmi ah ugu wareejiyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradaasi Cismaan Garaad Soofe oo maamulka Wasaarada hayn doona ilaa inta uu Madaxweyne Siilaanyo soo magacaabi doono Wasiir cusub.
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si rasmi ah u dhaqan geliyay xeerka nidaamka ururada iyo Axsaabta siyaasada Somaliland ka dib markii dhawaan labada Aqal ee Baarlamaanka Wakiilada iyo Guurtidu uu midba dhinaciisa cod aqlabiyad ah ugu meel mariyay xeerkan oo dad badani danaynayaan.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ee is casilay ayaa markii u horeysay ka hadlay arrimo badan oo la xidhiidha istiqaalada aan weli laga aqbalin ee uu u gudbiyey Madaxweynaha, muddadii sanadka ahayd ee uu ka mid ahaa Xukuumadda Madaxweyne Siillanyo waxyaabihii ay qabatay, Xidhiidhka ka dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha, waxa ka dhiman, […]
Egypt announced on Saturday that it’s recalling its ambassador from Israel following the shooting deaths of five Egyptian security forces in a border incident earlier in the week.
HARGEYSA - Wakaalada wararka ee Reuters ayaa warinaysa in heshiiskii sadex geesoodkii ee dalalka China, Ethiopia, iyo Somaliland uu dalka Shiinaha u saxeexay maalqabeen Shiine ahi.
HARGEISA Aug 19 (Reuters) - Somaliland has struck a deal with Chinese businessmen to extend its Berbera port as well as TO build a refinery and new roads in the breakaway northern enclave, its president said.
BORAMA (Lughaya.com) Beelaha Maxamed Case ayaa markale caddeeyay aragtidooda ku aaddan in la helo ugaas guud oo ay beelaha Samaroon (Gadabuursi) isku raacsanyihiin, waxayna sheegeen inayna mowqifkoodii hore waxba iskabaddelin islamarkaana ay diyaar u yihiin in la helo hoggaan guud oo Samaroon ka dhexeeya haddii arrintaasi loo marayo wada tashi iyo jid dhaqanka waafaqsan.
Waxaan hanbalyo maher udiraya boqor Fu’ad nuur xaamud iyo boqorada Ilhaan ahmed farah oo maherkooda kadhacay magaalada borama hotel rays waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inuu kadho labadi iskuwaara ubad khayr qaba kalahela waxaanu leenahay Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax – waxaanan idiinku ducaynaynaa ducadii rasuulka ee barakalaahu lakum wabaaraka calaykum wajamaca baynakumaa filkhayr
HARGEYSA - Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Dr. Mohamed Abdi Gaboose ayaa xilkii uu u hayey xukuumada Axmed Maxamed Maxamud Silanyo maanta iska casilay isagoo warbaahinta u sheegay inuu rabo inuu furto urur siyaasadeed oo u ordo doorsahada madaxwayne oo ku beegan mudo afar sano ka badan.
Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisii ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay socdaal qaatay muddo todobaad iyo dheeraad ah ay ku tageen dalalka Itoobiya Iyo China.
DJIBOUTI - War uu warinayo wakaalada wararka ee Associtaed Press (AP) ayaa sheegaya in xukuumada Jabuuti caalamka ka codsatay in shacabkeeda 20 % u baahan yihiin caawin degdeg ah abaaraha geeska Afrika saameeyey awgood. Waxa kale oo AP sheegtay in dalka Jabuuti ku sugan yihiin 17000 oo qaxooti Soomaali ahi dadkaasina ay culayska kusii badniyaan dalka Jabuuti.
Raisal wasaarayaasha dawlada Itoobiya iyo China ayaa wada hadal ku yeeshay magaalada Beijing ee dalka China. Labada rais waxay ka wada hadleen arimo badan oo dhinaca horumarinta ah. Iyadoo ay wararku sheegayaan Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamud Silanyo oo isaguna gooni ula kulmay madaaxda dalka China oo ay sidoo kale ka wada hadleen arimo badan oo khuseeya […]
BORAME - Afar xildhibaan oo kala ah Axmed Obsiye, Axmed Madar, Axmed Yassin, iyo Abiib Good ayaa shacab iskugu jira odaydhaqameedyo, indheer garad, aqoon yahan, dhalinyar iyo saxaafada la kulmay bishan sideedaad horaadkeedii waxayna afkooda ka sheegeen inay waxoogaa soo daheen iyaagoo ku andacooday inay ka qaldantay inay imika socdaan oo doorashooyin inagu soo fool leeyihiin taasna loo […]