ethiopiandchinameeting3.jpg

Raisal wasaarayaasha dawlada Itoobiya iyo China ayaa wada hadal ku yeeshay magaalada Beijing ee dalka China. Labada rais waxay ka wada hadleen arimo badan oo dhinaca horumarinta ah. Iyadoo ay wararku sheegayaan Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamud Silanyo oo isaguna gooni ula kulmay madaaxda dalka China oo ay sidoo kale ka wada hadleen arimo badan oo khuseeya geeska Africa iyo horumarka dalka Somaliland.

 silanyoinchinarestuarnt.jpg

Sadexda dal ayaa ay iskaga xidhan yihiin arimo dhaqaale iyadoo ay wararku intaa ku dareen in shirka nuxurkiisa dawlada Itoobiya ay matali doonto dawlada Somaliland arimo xidhiidhka caalamiga khuseeya awgii.

ethiopiandchinameeting6.jpg

Waftigii Somaliland ayaa kala kulmay soo dhawayn diiran madaax dalka China.

ethiopiandchinameeting5.jpg

ethiopiandchinameeting2.jpg

Video afka Shiinaha ku hadlaya hoos ka daawo

Lughaya Beijing Office